Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Saaxiibada Caalamka oo Howlgallo Amni ka Fuliyay Deegaanka Mubaarak

Muqdisho - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan, kuwaas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Warsexaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalladan ay qeyb ka yihiin dadaallada joogtada ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku ciribtireyso...

Labada Guddi ee Wadahadallada Dowlada iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Yeeshay Kulankoodii Labaad

Muqdisho — Labada guddi ee wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta yeeshay kulankoodii labaad, kaas oo qeyb ka ah dadaallada lagu doonayo in la xoojiyo wada-hadallada siyaasadeed ee dalka.   Kulankan ayaa ah mid hordhac u ah shir ballaaran oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku baaqday, kaas oo la filayo inay isugu yimaadaan masuliyiinta hore...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ka laabatay waarankii soo qabashada ahaa ee Axmed Madoobe

MUQDISHO - Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ka laabatay waarankii soo qabashada ahaa ee Axmed Madoobe, Madaxweynaha Maamulka Jubaland, oo la filayo inuu Muqdisho yimaado, si uu uga qeybgalo Shirka Wadatashiga Qaran ee loo balansan yahay 1da Feb.  

Somali forces destroy al-Shabab bases in Middle Shabelle operation

MOGADISHU — Somali National Army forces carried out a planned operation Thursday to destroy al-Shabab bases in the Alanley area of the Middle Shabelle region.   The operation specifically targeted remnants of al-Shabab fighters who had fled from Jabad Godane following intense military pressure. Troops dismantled all strongholds and safe houses used by the militants in Alanley. Commanders said the army fully...

Somalia appoints new army chief, approves anti-smuggling ministerial committee

MOGADISHU — Somalia’s Cabinet on Thursday unanimously approved the appointment of Gen. Ibrahim Mohamed Mahmoud as the new chief of the Somali National Army.   Gen. Mahmoud brings 18 years of military experience and holds a master’s-level education. He was named to lead the country’s armed forces amid ongoing efforts to secure regions held by militant groups. The Cabinet, chaired by Prime...

Somalia, Egypt strengthen disaster management cooperation

MOGADISHU — Somalia’s National Disaster Management Agency (SODMA) chairman, Mohamud Moalin Abdulle, met Thursday with Egypt’s ambassador to Somalia, Mohamed Salah Hassan, to discuss closer cooperation on humanitarian aid, disaster prevention, and capacity building for disaster management.   The meeting focused on enhancing collaboration between the two countries, particularly in preparing for emergencies such as droughts, floods, and other crises. Ambassador Hassan...

Somalia’s Danab commandos seize al-Shabab explosives cache in Middle Shabelle

MOGADISHU — Somalia’s elite Danab commandos said Thursday they seized a cache of landmines and explosive materials during a security operation on the outskirts of Jabad Godane in the Middle Shabelle region.   The 161st Danab unit said the operation was carried out based on credible intelligence and led to the discovery of explosives allegedly hidden by the al-Shabab militant group....

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud.   Taliyaha cusub ayaa leh khibrad shaqo ciidan oo 18 sano ah iyo aqoon waxbarasho oo heer jaamacadeed labaad ah, waxaana loo magacaabay si uu u hogaamiyo ciidamada qalab-sida ee...

Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo heshiis iskaashi diimeed ku gaaray Jeddah

Jeddah, Sacuudi Carabiya – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa magaalada Jeddah heshiis iskaashi oo diimeed kula saxiixday dhiggiisa Wasiirka Awqaafta, Arrimaha Islaamka, Dacwada iyo Hanuuninta ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Dr. Cabdiladhiif Ibnu Cabdulcasiis Aala Sheekh.   Heshiiskan oo socon doona muddo saddex sano ah (2026–2028) ayaa labada dhinac ku heshiiyeen in...

Guddoomiyaha SODMA Oo Muqdisho Kulan Muhiim Ah Kula Yeeshay Safiirka Dowladda Masar

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah maanta magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya, Danjire Maxamed Salaax Xasan.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta u dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada gargaarka bani’aadannimo, ka hortagga masiibooyinka iyo dhismaha awoodda hay’adaha maareynta masiibooyinka. Safiirka Masar, Danjire...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...