Somali PM’s office accused of facilitating deportations of Somalis from Sweden
MOGADISHU — Somalia’s Prime Minister’s Office has come under criticism after allegations emerged that it is helping facilitate the deportation of Somali nationals from Sweden, as Stockholm steps up enforcement of rejected asylum decisions.
The accusations surfaced amid growing scrutiny in Sweden over a return agreement with Somalia that allows the forced repatriation of Somali citizens whose asylum claims have...
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo lagu eedeeyay inuu Fududaynayo Tarxiilka Soomaalida weden – Daawo
MUQDISHO - Dowladda Sweden ayaa sii wadi doonta masaafurinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee codsiyadooda magangalyo la diiday, sida uu sheegay Wasiirka Socdaalka Sweden Johan Forssell, oo difaacay heshiis dib-u-celin ah oo ay Sweden la gashay Soomaaliya, kaas oo wajahaya dhaleeceyn siyaasadeed oo isa soo taraysa, gaar ahaan dhanka maalgelinta iyo hufnaanta.
Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inuu fududeynayo tarxiilka...
EU expected to resume funding Somalia AU mission in early 2026
BRUSSELS — The European Union is expected to formally announce funding for the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) in early 2026, after a two-year pause in direct financial support, according to documents and diplomatic sources linked to the United Nations and the African Union.
An EU spokesperson told The EastAfrican that Brussels remains committed to maintaining...
Midowga Yurub oo la filayo inuu dib u bilaabo maalgelinta howlgalka AUSSOM horraanta 2026
BRUSELLS - Midowga Yurub (EU) ayaa la filayaa inuu si rasmi ah u shaaciyo maalgelin uu siinayo Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) horraanta sanadka 2026, kaddib muddo laba sano ah oo uusan bixin taageero maaliyadeed oo toos ah, sida ay muujinayaan dukumiintiyo iyo ilo diblomaasiyadeed oo ku xiran Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika.
Afhayeen u hadlay...
Gollaha Ammaanka ee QM oo Dib u Cusbooneysiiyay Cunaqabateynta Al-Shabaab
NEW YORK, 14 December 2025 – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si midaysan u dib u cusbooneysiiyay mudada guddiga kormeera cunaqabateynta kooxda Al-Shabaab ee ku sugan Soomaaliya, sida lagu sheegay warbixin ay baahisay Anadolu Agency.
Dhammaan 15 xubnood ayaa cod aqlabiyad leh u taageeray tallaabadan, taasoo kordhinaysa oggolaanshaha kormeerka badda si loo dhaqan geliyo xayiraadaha hubka ee Soomaaliya, mamnuucida...
UN Security Council renews sanctions panel on Al-Shabaab in Somalia
NEW YORK - The UN Security Council on Friday unanimously renewed the mandate of the panel monitoring sanctions on Somalia-based Al-Shabaab, Azernews reports, citing Anadolu Agency.
All 15 members voted in favor of the measure, which extends authorization for naval inspections to enforce an arms embargo on Somalia, as well as a ban on charcoal exports and controls on improvised explosive...
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo ka hadlay hanaanka doorashadda
MUQDISHO, 14 December 2025 – Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa qaatay kaarka codbixinta ee Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka, iyadoo dhowaan la filayo in bulshada caasimadda ay u dareeraan doorashooyinka golayaasha deegaanka.
Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo hore iskaga diiwaan galiyay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, ayaa sidoo kale maanta ka qaatay kaarkiisa degmadaas, isaga...
Xamse Cabdi Barre oo sheegay in 2026 dalka laga bilaabi doono qodista iyo soo saarista shidaalka
MUQDISHO, 14 December 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Xalay ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jarayey Masraxa Prof. Shariif Saalax Maxamed Cali, ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in furitaanka masraxa cusub uu yahay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo horumarinta waxbarashada, dhaqanka, fanka iyo cilmi-baarista, isla markaana dhiirrigelinayo hal-abuurka iyo doorka...
Somalia’s President Urges Mogadishu Residents to Participate in Local Council Elections
MOGADISHU, 14 December 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud has called on residents of Mogadishu to actively participate in the upcoming Banadir local council elections, urging them to cast their votes and choose representatives who will shape their future.
Speaking on Saturday, the President described the elections as historic, marking the first time in nearly 57 years that Somali citizens...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shacabka Muqdisho ugu Baaqay in ay Ka Qayb Qaataan Doorashada
MUQDISHO, 14 December 2025 – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Muqdisho ku booriyay inay si firfircoon uga qayb qaataan doorashada golayaasha deegaanka ee gobolka Banadir, isagoo ku adkeeyay in ay codkooda dhiibtaan oo ay doortaan wakiillo saamaynaya mustaqbalkooda.
Madaxweynaha ayaa Sabtidii sheegay in doorashadani ay calaamadeynayso markii ugu horreysay muddo ku dhow 57 sano in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay...








