Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xinhua research report urges building new global leadership model to tackle crises, promote shared prosperity

JOHANNESBURG -- Building a new model of global leadership has become "a matter of urgency" for the international community to effectively address global crises and lead all countries onto a new path of shared development and common prosperity, said a Xinhua think tank report released on Thursday.   The fundamental strategy for building a new model of global leadership is transcending...

British Embassy Mogadishu Hosts the King’s Birthday Party

MOGADISHU, Somalia - The British Embassy in Mogadishu celebrated the birthday of His Majesty King Charles III on 19 November 2025, with a joyful evening that brought together Somali and British friends in recognition of strong and growing ties between the two countries.   The annual event showcased the UK’s enduring friendship with Somalia, featuring a vibrant mix of culture, connection, and collaboration....

Galmudug: Dil lagu fuliyay Eedeysane Lagu Helay Dil Bareer ah oo Ka Dhacay Guriceel

GURICEEL, Soomaaliya – Maamulka Galmudug ayaa ku fuliyay xukun toogasho ah Cabdifitaax Cali Xasan Diiriye, kaasi oo lagu helay dambiga dil bareer ah oo uu ka geystay magaalada Guriceel 16-kii November.   Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunka ku fuliyay fagaare ku yaalla duleedka Guriceel, saacado yar kadib markii Maxkamadda gobolka Galgaduud ay ku dhawaaqday xukunka dilka ah, iyada oo...

Somalia: Galmudug State executes man convicted of clan-related killing in Galmudug

Guriceel, Somalia – Galmudug State security forces on Thursday executed a man convicted of murder in the central Galgaduud region, in what authorities described as part of a fast-tracked response to a surge in clan-related killings.   Abdifitah Ali Hassan Diiriye was shot by a firing squad on the outskirts of Guriceel town only hours after the Galgaduud regional court handed...

Al-Shabaab oo Qarax Askar ku dhinteen ka fulisay gudaha dalka Kenya

GARISSA, Kenya — Laba sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Xuduudaha Kenya ayaa dhintay kadib markii gaari ay wateen lala eegtay qarax miino oo ay dhigeen xoogaga Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha booliska. Qaraxu wuxuu ka dhacay waddada Liboi-Kulan ee waqooyiga Kenya, meel ku dhow xuduuda Kenya-Soomaaliya, gobolka Garissa, oo qiyaastii 370 kiiloomitir (230 mayl) u jira caasimadda Nairobi. Saraakiisha booliska...

Two Kenyan officers killed in al-Shabab bomb attack near Somalia border

NAIROBI, Kenya - Two Kenyan Border Patrol Unit officers were killed Wednesday after their vehicle ran over an improvised explosive device (IED) planted by Somalia-based al-Shabaab terrorists along the Liboi-Kulan road in northern Kenya, police said.   The attack occurred near the Kenya-Somalia border in Garissa County, a region about 370 kilometers (230 miles) northeast of the capital Nairobi. Police officials who...

Madaxweynaha oo Hambalyo u Diray Cartan oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Garsooraha Sanadka Afrika 2025

MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda ciyaaraha, kadib markii garsooraha heer caalami ee Soomaaliyeed Mudane Cumar Cabdulqaadir Cartan lagu abaalmariyay billadda Garsooraha Sanadka Afrika 2025 ee ay guddoonsiyeen Xiriirka Kubadda Cagta ee Afrika (CAF).   “Waxaan umadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan bahda ciyaaraha ugu hambalyeynayaa guusha uu...

Somalia’s President Congratulates Referee Omar Abdulqadir Cartan on CAF Award

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has congratulated the nation, particularly the sports community, on the historic achievement of Somali international referee Omar Abdulqadir Cartan, who was named Africa’s Referee of the Year 2025 by the Confederation of African Football (CAF).   “I extend my heartfelt congratulations to the Somali people in general, and to the sports fraternity in...

Somalia, Switzerland Strengthen Ties to Boost Disaster Preparedness Amid Severe Drought

MOGADISHU — Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) held high-level talks with a delegation from Switzerland Development Cooperation (SDC) on strengthening disaster preparedness and response, officials said Wednesday.   SoDMA Director General, Mohamud Moallim Abdulle, met in Mogadishu with the SDC delegation led by Julien Peissard, Deputy Head of International Cooperation for the Horn of Africa. The meeting focused on enhancing...

SoDMA iyo Switzerland oo ka wada hadlay xoojinta ka hortagga musiibooyinka

MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay wafdi ka socda Switzerland Development Cooperation (SDC), waxaana wafdiga hoggaaminayay Ku-xigeenka Madaxa Iskaashiga Caalamiga ah ee Geeska Afrika, Mr. Julien Peissard.   Kulankan, oo ka dhacay xarunta SoDMA, ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo wada-shaqeynta u dhexeysa dowladda Soomaaliya iyo dowladda Switzerland,...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...