Sheekh Aadan Madoobe oo soo gabagabeeyay safarro shaqo oo uu ku tagay Uganda iyo Kenya
MUQDISHO — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa dalka dib ugu soo laabtay, isaga oo soo gabagabeeyay safarro shaqo oo uu ku tagay Uganda iyo Kenya.
Madoobe iyo wafdigiisa ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku qaabileen Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow...
Somali Parliament Speaker Wraps Up Regional Trip to Uganda and Kenya
MOGADISHU, Nov 19, 2025 — Somalia’s Speaker of Parliament, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), returned to Mogadishu on Wednesday after attending a regional parliamentary summit in Uganda and holding high-level talks in Kenya.
Madoobe and his delegation were received at Mogadishu’s Aden Adde International Airport by Second Deputy Speaker Abdullahi Omar Abshirow and several lawmakers from the Federal Parliament.
The speaker...
Aqalka Sare oo Ansixiyay Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka iyo Akhrinta Labaad ee Hindise Sharciga Dad-dhigista
MUQDISHO – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay wehliyeen Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa guddoomiyey kulanka 8-aad ee Kalfadhiga 7-aad.
Ajandaha kulanka ayaa ahaa ansixinta xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka iyo akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka Dad-dhigista iyo Xaaladaha Madaniga...
Puntland oo Soo Bandhigtay Miisaaniyadda 2026, Hoos-u-dhac Ku Yimid Mashaariicda Caalamiga ah
GAROWE, 19 November 2025 – Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa soo bandhigtay miisaaniyadda sanadka 2026, taas oo muujinaysa hoos-u-dhac weyn oo ku yimid mashaariicda caalamiga ah iyo qorshaha guud ee maalgelinta dowladda.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Axmed Jaamac Jowle, ayaa sheegay in sanadkan kororka ugu weyn uu ka yimid dakhliga gudaha oo kordhay 16%. Si kastaba ha ahaatee, xogta miisaaniyadda...
Puntland Unveils 2026 Budget Amid Sharp Drop in International Funding
GAROWE, 19 November 2025 – Puntland’s Ministry of Finance on Tuesday presented the region’s 2026 budget, highlighting a significant decline in international projects and overall government funding.
Ahmed Jama Jowle, Director General of the Ministry of Finance, said domestic revenue had risen by 16% this year, marking the largest growth within the budget. However, the figures show international-funded projects are...
Special Forces Rescue 30 in Targeted Operation in Lower Shabelle region
MOGADISHU, 19 November 2025 – Somali special forces carried out a planned operation on Monday in Buula Madiina, a town in Afgooye district, Lower Shabelle, rescuing 30 people, including two women, held by armed groups.
During the operation, troops also dismantled an illegal detention facility and a makeshift court that had been used to intimidate and punish civilians, officials said.
“The...
Ciidamada Gaarka ah ee CXD oo Howlgal Qorshaysan ka Fuliyay Buula Madiina, duleedka Afgooye
Muqdisho – Ciidamada Gaarka ah ee CXD ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Madiina ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo ku guuleystay in ay dib u soo celiyaan xorriyadooda 30 qof oo ay ku jiraan labo dumar ah, kuwaas oo kooxihii afduubka haystay ku haysteen xaalad adag.
Howlgalkan ayaa sidoo kale waxaa lagu burburiyay xabsigii iyo...
Speaker of Somalia’s Lower House Meets Kenyan Counterpart
NAIROBI, Kenya — Sheikh Aden Mohamed Nur (Madoobe), Speaker of the House of the People of Somalia, met with his Kenyan counterpart Moses M. Wetang’ula in Nairobi on Tuesday to discuss regional parliamentary cooperation.
Wetang’ula congratulated Sheikh Aden on his role as chair of the East African Legislative Assembly Speakers’ Forum, Somalia’s representation in the assembly, and the country’s active...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Kenya
NAIROBI, Kenya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ku sugan magaalada Nairobi, ayaa kulan rasmi ah la qaatay dhigiisa dalka Kenya, Moses M. Wetang’ula.
Ugu horreyn, Guddoomiyaha Baarlamaanka Kenya ayaa hambalyo u diray Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur xilka uu ka hayo shir guddoonka guddoomiyeyaasha baarlamaanadda Ururka Bulshada Bariga Afrika,...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo furay Shirka Madasha Garsooreyaasha Soomaaliyeed
MUQDISHO, Soomaaliya – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, ayaa saaka si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho Shirka Madasha Garsooreyaasha Soomaaliyeed, oo socon doona muddo laba maalmood ah.
Shirkan oo ah mid saddexdii biloodba mar la qabto, ayaa diiradda lagu saaraya baahiyaha garsooreyaasha, caqabadaha hortaal bahda garsoorka, iyo horumarada laga sameeyay arrimaha mudnaanta leh ee nidaamka...








