Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia and Kenya Deepen Cooperation on Urban Development and Infrastructure

NAIROBI, November 19, 2025 — Somalia’s Minister of Public Works, Reconstruction and Housing, Dr. Elmi Mahamoud Nur, held high-level talks in Nairobi on Wednesday with Kenya’s Cabinet Secretary for Lands, Public Works, Housing and Urban Planning, Hon. Alice Wahome (EGH), as part of an official working visit aimed at strengthening bilateral cooperation.   The meeting, attended by Somalia’s Ambassador to Kenya, Jibril...

Soomaaliya iyo Kenya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Dhismaha, Horumarinta iyo Magaaleynta

𝗡𝗮𝗶𝗿𝗼𝗯𝗶 | 𝟏9 𝗡𝗼𝗳𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿 𝟮𝟬𝟮𝟱 — Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa maanta kulan soo dhaweyn heer sare ah la qaatay Wasiiradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Qorsheynta Magaalooyinka Kenya, Marwo Hon. Alice Wahome (EGH).   Kulanka oo ka dhacay xarunta wasaaradda Kenya, ayaa...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday xarun ganacsi oo ku taalla Muqdisho + Sababta

Muqdisho – Faah-faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar ay saaka xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku qaadeen xarun ganacsi oo ku taalla waddada Maka Al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho, taas oo lagu magacaabo Zoom Business Point.   Xarunta waxaa tegay laba nin oo hubeysan kana tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo rasaaseeyay shaqaalihii ku sugnaa goobta, sida ay innoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal...

Hormuud Telecom Crowned AfriSAFE Telecommunications Company of the Year for Championing employee Safety and Innovation

Mombasa, Kenya – Hormuud Telecom, Somalia's largest telecommunications company and a leading force for innovation and community development, has been awarded the AfriSAFE Telecommunications Company of the Year award at the AfriSAFE Africa Safety Congress 2025 held in Mombasa, Kenya.   This accolade recognizes Hormuud Telecom's outstanding commitment to workplace safety, digital innovation, and sustainable development, Reinforcing its pioneering role in...

Somali Forces Kill Al-Shabaab Fighters in Targeted Operations in Mudug and Bakool

MOGADISHU, Nov 18, 2025 — Somali security forces carried out targeted operations in central and southern regions of the country, killing multiple Al-Shabaab fighters and seizing weapons, officials said Tuesday.   In the Mudug region, Macawisleyda forces struck militants hiding in the village of Dumaaye, killing six fighters and confiscating firearms and military equipment, including four AK-47 rifles, according to the...

Ciidamada Dowladda iyo Macaawisleyda oo 11 Al-Shabaab ah ku dilay howlgallo ka dhacay Mudug iyo Bakool

MUQDISHO – Ciidamada Macaawisleyda ee ka howlgala degmada Xarardheere ayaa xalay fuliyeen howlgal si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo si toos ah loogu beegsaday maleeshiyaad Al-Shabaab ah oo ku sugnaa tuulada Dumaaye ee gobolka Mudug.   Howlgalka ayaa lagu dilay 6 maleeshiyaad ah, waxaana gacanta lagu soo dhigay hub iyo saanad ay argagixisadu ku dhibaateyn jireen dadka shacabka ah. Hubka...

Somalia and Kenya Launch Global Forum on Sustainable Urban Housing in Fragile States

NAIROBI, Nov 18, 2025 — Somalia and Kenya on Tuesday opened an international forum on sustainable urban development, bringing together global agencies and African governments to discuss solutions for housing and settlement challenges in fragile and conflict-affected regions.   Somalia’s Minister of Public Works, Reconstruction and Housing, Dr. Elmi Mohamud Nur, and Kenya’s Cabinet Secretary for Lands and Housing, Alice Wahome,...

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo ka qeybgalay Shir ay soo qabanqaabiyeen Bangiga Adduunka, UN-Habitat iyo UNHCR

NAIROBI, 18 NOVEMBER 2025 – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, iyo Wasiirka Dhulka & Guriyeynta ee Dowladda Kenya, Hon. Alice Wahome, EGH, ayaa si wadajir ah u daah-furay shir heer caalami ah oo loogu magac daray Cities and Towns Learning Academy – Deep Dive on Sustainable Human Settlements in Fragile...

Somali Government Vows to Deliver One-Person, One-Vote System Starting with the capital

MOGADISHU, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Monday chaired a high-level meeting to review the final preparations for upcoming local government elections scheduled to take place across the country in the coming months.   The meeting, held at the Council of Ministers headquarters in Mogadishu, was attended by ministers from the interior, security, and finance portfolios, all directly...

Ra’iisul Wasaaraha oo Guddoomiyey Shirka Arrimaha Doorashada Golayaasha Deegaanka

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shir heer sare ah oo loogaga hadlayey dhammaystirka diyaargarowga doorashooyinka dawladaha hoose ee dalka ka dhici doona bilaha soo socda.   Shirka oo lagu qabtay xarunta golaha wasiirrada ee Muqdisho ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirro ka tirsan wasaaradaha amniga, arrimaha gudaha iyo maaliyadda oo dhammaantood si toos ah...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...