Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa Algeria Cabdulmajiid Tabbuun [Sawirro]

Aljeeriya, Nofeembar 11, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii Labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Aljeeriya ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyay Qasriga Almuradiya, halkaas oo uu ku qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Aljeeriya Mudane Cabdulmajiid Tabbuun.   Munaasabadda soo dhoweynta ah ayaa lagu maamuusay calammada labada dal, iyadoo cutubyo ka tirsan Ciidamada dalkaas ay...

Minister: Climate Action Is Vital for Somalia’s Sustainable Development

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Minister of Environment and Climate Change, Major General Bashir Mohamed Jama, has called for strengthened implementation of the country’s Nationally Determined Contributions (NDCs) in a speech at a high-level climate meeting organized in cooperation with the United Nations.   Speaking at the event, Minister Jama emphasized that Somalia, one of the countries most vulnerable to the impacts...

Wasiirka Deegaanka Soomaaliya Oo Ku Baaqay Xoojinta Hirgelinta Qorshaha Cimilada NDC 3.0

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa khudbad dhiirrigelin leh ka jeediyay kulan heerkiisu sareeyo oo lagu xoojinayay hirgelinta qorshayaasha Nationally Determined Contributions (NDCs), iyadoo lagu wada shaqeynayo nidaamka Qaramada Midoobay.   Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka ugu nugul saameynta isbeddelka cimilada, ay u...

Somali Minister Secures Deal to End Workers’ Strike at Mogadishu Airport

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Minister of Transport and Civil Aviation, Mohamed Farah Nuh, has successfully resolved a dispute involving employees at Mogadishu’s Aden Adde International Airport, paving the way for staff to return to work after a brief standoff.   During a meeting with airport staff, the minister’s delegation listened to workers’ grievances related to management and working conditions at the...

Kadib dibadbax ashtako ah, Shaqaalihii Garoonka Aadan Cadde oo dib ugu laabtaan shaqada

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa ku guuleystay xalinta cabasho ay qabeen shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde, taas oo keentay in shaqaalihii garoonka ay dib ugu laabtaan shaqooyinkoodii si habsami leh.   Intii uu socday kulanka, wafdiga Wasaaradda ayaa si dhow u dhageystay cabashooyinka shaqaalaha oo la xiriiray arrimo...

Somali President Hassan Sheikh Receives Warm Welcome in Algeria

ALGIERS, Nov 11, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud received a warm welcome upon his arrival in Algiers for an official visit at the invitation of Algerian President Abdelmadjid Tebboune, officials said. The Somali leader, accompanied by a high-level government delegation, was greeted at Houari Boumediene International Airport by Algeria’s Foreign Minister Ahmed Attaf and senior officials, who hosted...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Caasimadda Aljeeriya

ALJERIS – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray caasimadda dalka Aljeeriya ee Aljeris, isaga oo hoggaaminaya wafdi sare oo ka socda Dowladda Soomaaliya, safarkaas oo ku yimid marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Aljeeriya, Mudane Cabdulmajiid Tabuun.   Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka caalamiga ah ee Houari Boumediene International...

Somali Ambassador to Congo Presents Credentials to President Tshisekedi

KINSHASA, DR Congo – Somalia’s Ambassador to the Democratic Republic of Congo, Ilyas Ali Hassan, has formally presented his credentials to President Félix Antoine Tshisekedi Tshilombo in a ceremony held at the Presidential Palace in Kinshasa, officials said Tuesday.   Ambassador Hassan expressed his gratitude for the warm welcome and the continued support extended by the Congolese government and people to...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Congo oo laga guddoomey Waraaqihiisa Aqoonsiga

Kinshasa - Safiirka JFS ee dalka Congo Mudane Ilyaas Cali Xasan, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsiga Madaxweynaha DRC, Mudane Félix Antoine Tshisekedi Tshilombo, munaasabad ka dhacday Qasriga Qaranka ee Kinshasa.   Danjire Ilyaas ayaa uga mahadceliyay soo dhoweynta diirran iyo taageerada ay dowladda iyo shacabka Congo siiyaan bulshada Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaas. Safiirku waxa uu sidoo kale hambalyo...

China launches low Earth orbit satellite group

WENCHANG, Hainan, Nov. 10 (Xinhua) -- China successfully launched a new group of low Earth orbit satellites from the Hainan commercial spacecraft launch site in the southern island province of Hainan on Monday.   The satellite group, the 13th of its kind that will constitute an internet constellation, was launched at 10:41 a.m. (Beijing Time) aboard a Long March-12 carrier rocket....

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...