U.S. Senate advances bipartisan spending bill toward ending longest gov’t shutdown
WASHINGTON (Xinhua) -- The U.S. Senate on Sunday night advanced a bipartisan spending package in a bid to end the longest government shutdown, which has entered its 40th day and caused a series of escalating disruptions.
The upper chamber voted 60-40 in a key procedural vote to move forward a spending package, which would fund most federal agencies at current...
DFS iyo Maamul Goboleedyada oo ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo abaareed
JOWHAR - Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada,, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xaalad degdeg ah oo abaareed, iyagoo ka digaya saameynta iyo khataraha ka imaan kara roobabka Deyrta.
Bayaanku wuxuu ugu baaqayaa hay’adaha dowladda heerarkeeda kala duwan, heyadaha gargaarka, iyo saaxiibada caalamka in ay si degdeg ah u abuuraan jawi lagu xoojinayo caafimaadka, biyaha, iyo amniga cuntada, isla markaana...
Mogadishu Mayor Meets EU Mission Commander to Strengthen Cooperation on Security and Development
MOGADISHU — The Governor of Banadir Region and Mayor of Mogadishu, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), on Monday received the Commander of the European Union Training Mission in Somalia, Maj. Gen. Marco Manzone, at the headquarters of the Mogadishu Municipality.
The meeting focused on EU-supported programs in the Banadir Regional Administration, particularly in the areas of security, reconstruction, and public services....
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Taliyaha Hawlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya
MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho ku qaabilay wefdi uu hoggaaminayay Taliyaha Hawlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Jen. Marco Manzone.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray barnaamijyada uu Midowga Yurub ka taageero Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa la xiriira amniga, dib-u-dhiska iyo adeegyada bulshada....
Somalia’s new Labour Minister Meets Civil Service Committee to Boost Government Workforce
MOGADISHU — Somalia’s Minister of Labour and Social Affairs, Prof. Salim Caliyow Ibrow, on Monday met with the National Civil Service Commission (NCSC) to discuss ways to strengthen the country’s civil service.
The meeting was attended by Deputy Minister Aamina Hussein Ali, State Minister Caynanshe Yusuf Hussein, and the Ministry’s Director General, Yusuf Hassan. The NCSC delegation was led by...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Guddiga Shaqaalaha Rayidka
MUQDISHO — Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Federaalka Soomaaliya (NCSC).
Kulanka waxaa ka qayb galay Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, Wasiiru-Dowlaha Mudane Caynanshe Yuusuf Xuseen, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Xasan. Dhanka Guddiga, waxaa hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Xasan...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay
JOWHAR, 10 Nofeembar 2025 – Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha howlaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UN Resident and Humanitarian Coordinator).
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bini’aadantinimo ee ka jirta deegaannada Hirshabeelle, gaar ahaan saameynta abaaraha, fatahaadaha,...
Somalia holds humanitarian conference in Jowhar to address droughts and displacement
JOWHAR, Somalia – Somalia on Monday opened a national humanitarian conference in the town of Jowhar aimed at addressing the impact of droughts, floods, displacement, and urgent livelihood needs across the country, officials said.
The meeting brought together senior Somali government officials, including the head of the Somali Disaster Management Agency (SODMA), the deputy special representative of the UN Secretary-General...
Shirka Arrimaha Bini’aadanimada Soomaaliya oo ka furmay magaalada Jowhar [Sawirro]
JOWHAR, 10 Nofeembar 2025 – Shirka Arrimaha Bini’aadanimada Soomaaliya, oo diiradda lagu saarayo abaaraha, fatahaadaha, barakaca iyo baahiyaha nololeed ee degdegga ah, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SODMA), ku-xigeenka ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ahna isku-duwaha howlaha...
Somali lawmakers declare October 14 a national day of remembrance
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s lower house of parliament on Sunday approved a resolution designating October 14 as a national day of remembrance to honor victims of terrorist attacks across the country.
The resolution, which aims to commemorate the deadly 2017 truck bombing in Mogadishu that killed hundreds of people, was adopted by a show of hands. A total of 137...










