Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Wadamada Carabta ee Maaliyadda iyo Miisaaniyadda
Beirut, Lebanon — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta ka qeyb galay Shirka Wadamada Carabta ee Maaliyadda Guud iyo Arrimaha Miisaaniyadaha, kaas oo lagu qabtay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Beirut, caasimadda dalka Lebanon.
Shirkan oo ay isugu yimaadeen Wasiirrada Maaliyadda dalal badan oo Carbeed ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray sidii loo maalgelin...
148 Qaxooti Soomaali ah oo Si Nabad ah uga Soo Noqday Yemen: Qaramada Midoobay
MUQDISHO, 12 Noofambar 2025 — Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii ku dhawaaqday in 148 qaxooti Soomaali ah oo horey ugu noolaa dalka Yemen ay si nabad ah ku soo gaareen magaalada Muqdisho, kaddib duulimaad ay ka soo qaadeen garoonka caalamiga ah ee Cadan, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR).
Duulimaadkan ayaa qayb ka ah barnaamijka Dib-u-Noqoshada Ikhtiyaariga...
148 Somali refugees return home safely from Yemen: UN
MOGADISHU, Somalia — The United Nations on Wednesday announced that 148 Somali refugees who had been living in Yemen arrived safely in Mogadishu after flying from Aden International Airport, the UN refugee agency (UNHCR) said.
The flight was part of the Assisted Spontaneous Return (ASR) programme for Somali refugees in Yemen, funded by the government of Sweden, UNHCR said in...
Somalia attends 7th World Speakers’ Conference in Islamabad focused on peace and development
Islamabad – The Seventh World Speakers’ Conference formally opened Monday in Islamabad, Pakistan’s capital, bringing together parliamentary leaders and delegations from around the world to discuss global peace, stability, and development.
Somalia is represented at the gathering by First Deputy Speaker of the House of the People, Sadia Yasin Haji Samatar, accompanied by a delegation of lawmakers and Somalia’s Ambassador...
Shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaanka Adduunka oo ka furmay Islamabad, Soomaaliya oo ka qeyb gashay
Islamabad – Shirweynaha toddobaad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaanka Adduunka (World Speakers’ Conference) ayaa si rasmi ah shalay uga furmay magaalada Islamabad, caasimadda dalka Pakistan, iyadoo ay ka qeyb galayaan wafuud heer sare ah oo ka kala socota baarlamaanada dalalka caalamka.
Soomaaliya waxaa shirka ku metelaysa Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, oo ay weheliyaan xildhibaano iyo...
Somalia, Algeria sign key cooperation agreements during presidential meeting
Algiers – Somali President Hassan Sheikh Mohamud and his Algerian counterpart Abdelmadjid Tebboune on Wednesday witnessed the signing of several bilateral agreements aimed at strengthening cooperation between the two nations in a range of strategic sectors.
The accords, signed by the ministers of foreign affairs, education, livestock, and petroleum, cover areas including livestock exports, agricultural development, education, oil and natural gas...
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Aljeeriya oo goobjoog ka ahaa saxiixa heshiisyo iskaashi oo muhiim ah
Aljeers, 12-ka Nofeembar 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Aljeeriya Mudane Cabdulmajiid Tabbuun ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad lagu kala saxiixday heshiisyo dhowr ah oo iskaashi oo dhexmaray labada dal.
Heshiisyadan ayaa waxaa kala saxiixday wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Dibadda, Waxbarashada, Xanaanada Xoolaha iyo Batroolka, kuwaas oo dhidibada u taagaya iskaashi ballaaran oo ku...
Wasiir Mukhtaar Roobow oo heshiis ku saabsan qoondada xajka 1447/2026 kula saxiixday Sacuudiga
Jeddah, Sacuudi Carabiya – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa maanta magaalada Jeddah kula saxiixay dhiggiisa dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Dr. Towfiiq bin Fowzaan Alrabiici, heshiiska qoondada xajka Soomaaliya ee sanadka 1447/2026. Heshiiska ayaa u oggolaanaya in sanadkan ay ka soo qayb galaan xajka ilaa 11,500 oo xaaji ah,...
Somali President Meets with Algerian Counterpart Tebboune During Official Visit
Algiers, November 11, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud, on the second day of an official visit to Algeria, was warmly received Monday at the El Mouradia Palace by Algerian President Abdelmadjid Tebboune.
The welcoming ceremony featured the flags of both countries and a military honour guard. Following the formal reception, the two leaders held a private meeting.
President Mohamud...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa Algeria Cabdulmajiid Tabbuun [Sawirro]
Aljeeriya, Nofeembar 11, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii Labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Aljeeriya ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyay Qasriga Almuradiya, halkaas oo uu ku qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Aljeeriya Mudane Cabdulmajiid Tabbuun.
Munaasabadda soo dhoweynta ah ayaa lagu maamuusay calammada labada dal, iyadoo cutubyo ka tirsan Ciidamada dalkaas ay...









