Xi Focus: Xi urges deepening reform, opening up during Guangdong inspection tour
GUANGZHOU (Xinhua) -- Chinese President Xi Jinping has called for comprehensively deepening reform and opening up for high-quality development, and advancing the development of the Guangdong-Hong Kong-Macao Greater Bay Area with sustained efforts.
Xi, also general secretary of the Communist Party of China (CPC) Central Committee and chairman of the Central Military Commission, made the remarks during his inspection tour...
China launches Lijian-1 Y9 carrier rocket
JIUQUAN, Nov. 9 (Xinhua) -- China on Sunday launched the Lijian-1 Y9 carrier rocket with two technical experiment satellites onboard.
The rocket blasted off at 11:32 a.m. (Beijing Time) from the Dongfeng commercial space innovation pilot zone near the Jiuquan Satellite Launch Center in northwest China. It successfully sent the satellites into the planned orbit. ■
A Lijian-1 Y9 carrier rocket carrying...
Ciidanka Soomaaliya oo Bakool kul Dilay Sarkaal Sare oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa
MUQDISHO, 9ka November 2025 — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, howlgalkii qorsheysnaa ee lagu fuliyay gobolka Bakool, sida ay baahiyeen warbaahinta dowladda.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sarkaalka lagu sheegay inuu yahay Maxamed Cabdi Maxamed, oo sidoo kale loo yaqaan “Gofow,” kaasoo ka talin jiray saldhigga Abal.
Maalmihii u dambeeyay, ciidanka dowladda...
Somali Forces Kill Senior al-Shabaab Commander in Bakool region
MOGADISHU, November 9, 2025 — Somali National Army forces have killed a senior al-Shabaab commander in a targeted operation in Bakool region, state media reported.
A statement from the Ministry of Defense identified the militant as Mohamed Abdi Mohamed, also known as “Gofow,” who was in charge of the Abal base and accused of harming civilians.
In recent days, Somali troops...
Dowladda oo baaq kasoo saartey Dilalka ka dhacaya qeybo kamid ah Soomaaliya
MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS oo baaq nabadeed kasoo saartay, Dilalka iyo Beegsiga ka baxsan Diinta Islaamka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka.
Somali Parliamentary Committee Questions Health Minister Over Banadir Hospital Incident
Mogadishu, Somalia — Somalia’s Parliamentary Committee on Social Services held a session with Health and Social Welfare Minister Dr. Ali Haji Adam, addressing a recent incident at Banadir Maternity and Children’s Hospital where a Somali mother gave birth outside the facility, sparking public concern and national attention.
During the session, Minister Adam provided a detailed briefing on the incident, confirming...
Wasiirka Caafimaadka oo Su’aallo laga waydiiyay Dhacdadii Banaanka Isbitaalka Banaadir
MUQDISHO - Guddiga Baarlamaanka ee Adeegyada Bulshada, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Nadra Salah Abdi, ayaa kulan su’aalo iyo jawaabo ah la yeeshay Wasiirka Caafimaadka iyo Horumarinta Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam.
Intii lagu guda jiray kulanka, guddigu waxa uu ka dhageystay wasiirka warbixin faahfaahsan oo ku saabsan dhacdadii dhawaan ka dhacday bannaanka Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee...
Somali deputy PM: “Climate finance is not charity, but a partnership for lasting change”
Belem, Brazil — Somalia’s Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama said that climate financing should be viewed as a global partnership for sustainable transformation, not as an act of charity.
Speaking at a high-level event marking the 10th anniversary of the Paris Agreement, held on the sidelines of the COP30 summit in Belem, Brazil, Jama highlighted Somalia’s leadership in climate...
Saalax: “Maalgelinta cimiladu ma aha sadaqo, waa iskaashi loogu talagalay isbeddel iyo xalal waara”
Belem, Brazil — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad dhiirrigelin leh ka jeediyay kulan lagu xusayay 10 sano guurada Heshiiska Paris ee la dagaallanka isbeddelka cimilada, kaas oo diiradda lagu saaray qorshayaasha qaranka ee yareynta iyo la qabsiga cimilada (NDCs) iyo maalgelinta la xiriirta.
Kulanka oo qayb ka ah Shirka Madaxda Caalamka ee COP30, oo ka socda...
Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Oo Kulan La Qaatay Waaxda Dhulalka
WAAJID, Soomaaliya — Guddoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool, Maxamed Macalin Yuusuf, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay howlwadeenada Waaxda Dhulalka ee Degmada Waajid, kaas oo lagu falanqeeyay dardar-gelinta maamulka dhulka, qorsheynta magaalada iyo xoojinta nidaamka diiwaangelinta dhulalka.
Kulanka ayaa lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la helo adeeg hufan oo si toos ah ugu adeega shacabka, iyadoo la qorsheynayo...










