Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Qaraar Lagu Aqoonsaday 14-ka October Maalin Qaran

MUQDISHO, Soomaaliya — Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey qaraar muhiim ah oo 14-ka October loogu aqoonsaday Maalin Qaran, si sanad kasta dib loogu xasuusto qaraxyadii iyo weerarradii argagixisada Khawaarijta ee dalka gilgiley sanadkii 2017-kii.   Fadhiga maanta oo uu guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa waxaa soo xaadiray tiro badan oo xildhibaano...

Banadir regional administration denies forcing staff to join political parties

MOGADISHU — The Banadir regional administration on Monday officially denied allegations that its employees were being pressured to register with political parties, saying it had no involvement in such activities. In a statement from the administration’s office, officials emphasized that they respect the rights of Somali citizens to freely decide whether or not to join a political organization. “The Banadir regional...

Maamulka Gobolka Banaadir oo beeniyay eedeyn uga timid Gudiga Doorashadda

MUQDISHO, Soomaaliya - Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa soo saarey war-saxaafadeed uu ku beeniyay eedeyn uga timid Gudiga doorashadda qaranka iyo Sohdimaha Soomaaliya.  

Sheekh Shariif oo si adag uga hadlay colaada ka taagan Gobolka Shabellaha Hoose – DAAWO

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh ayaa cambaareeyay dilalka arxan-daradda iyo colaadda qabiil ee ka taagan gobolka Shabeellaha Hoose.   Dhaqan aad u xun ayuu ku tilmaamay waxa ka socda duleedka degmada Wanlaweyn, halkaas oo dhawaan nolosha lagu gubey nin odey ah, oo aano qabiil loogu beegsaday.  

Guddoomiyaha SoDMA oo ku baaqay tallaabo degdeg ah si loo joojiyo colaadaha qabiilka ee Shabeellaha Hoose

MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), Mohamud Moalim Cabdulle, ayaa si xooggan ugu baaqay nabad, isagoo ugu baaqay Dowladda Federaalka iyo Maamulka Koofur Galbeed in si degdeg ah loogu farageliyo colaadaha qabiilka ee ka socda gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo sababay dhimasho iyo barakac qoysas ah. Mudane Maxamuud ayaa hadalkan ka jeediyay xaflad loogu gudbinayay mas’uuliyadaha Agaasimaha Guud...

Somalia disaster chief urges urgent action to end deadly clan clashes in Lower Shabelle

MOGADISHU — The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim Abdulle, has issued a passionate appeal for peace, calling on the Federal Government and the South West State administration to immediately intervene to end ongoing clan fighting in the Lower Shabelle region, which has claimed several lives and displaced families.   Speaking during a handover ceremony attended by...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay Marwo Maryan Cali Abuukar inay noqoto Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in go’aanka uu ku saleysan yahay khibradda, waayo-aragnimada iyo dadaalka ay muujisay Marwo Maryan, iyadoo xilkan cusub lagu aaminay si ay gacan uga...

Guddiyada Miisaaniyadda Labada Aqal ee Baarlamaanka oo ka dooday Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2024

Muqdisho — Guddiyada Miisaaniyadda ee labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Aqalka Sare, iyagoo ka dooday Xisaab-xirka Miisaaniyadda sanadka 2024-ka, taasoo qeyb ka ah waajibaadkooda dastuuriga ah ee kormeerka iyo hubinta maamulka maaliyadda qaranka.   Kulanka waxaa si wadajir ah u shir guddoominayay Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare, Senator Cabdi Axmed Dhuxulow...

Guddiga Arrimaha Gudaha ee BFS oo kulan la yeeshay Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, 9 Noofambar 2025 — Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-Heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay xafiiskooda, iyaga oo ku casuumay masuuliyiin ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta, oo uu hoggaaminayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdikariin Xasan Ashkir, iyo xubno kale oo ka tirsan wasaaradda.   Kulanka oo...

Jeesow oo eedeymo u jeediyay Lafta-Gareen kadib dilkii duleedka Wanlaweyn – DAAWO

MUQDISHO - Xildhiban Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Gollaha Shacabka ayaa eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, kadib dilkii ka dhacay duleedka Wanlaweyn.   ”Ma aqbaleyno in la dilo oo lagubo dadkeena, Laftagareen iyo Taliyihiisa Booliiska ayaa ku lugleh colaadaas," ayuu yiri Daahir Amiin Jeesow, oo ka hadlayay magalaada Muqdisho.  

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...