Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaaraha oo tilmaamay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu yahay mid qoto dheer

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qaybgalay xuska 102-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga, kaas oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho, isagoo xusay in maalintani ay tahay maalin farxad wadaag ah oo u dhexeysa labada dal.   “Maalintani waa maalin aan si wadajir ah ula faraxno walaalaheen Turkiga, waa maalin lagu xusayo geesinimadii...

Somali President in Djibouti for 25th Anniversary of Somalia’s Reestablishment

Djibouti City, Djibouti — Somali President Hassan Sheikh Mohamud and a high-level delegation were warmly received in Djibouti on Wednesday as they attended the 25th anniversary of the reestablishment of Somalia’s Federal Republic. The event, hosted by Djibouti President Ismaïl Omar Guelleh, also marked the inauguration of the new Horn of Africa Reconciliation Centre, named the Carta Peace Monument, which...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya xuska 25-aad ee dib u yagleeliddii Jamhuuriyadda 3-aad ee Soomaaliya

Jabuuti – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaasabadda lagu xusayo sannad-guurada 25-aad ee dib u yagleeliddii Jamhuuriyadda 3-aad ee Soomaaliya. Munaasabaddan ayaa lagu qabtay caasimadda Jabuuti, waxaana martigelinaya Madaxweynaha Dowladda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, oo...

Uganda oo ciidamo cusub usoo direysa Soomaaliya si ay uga qaybqaataan howlgalka AUSSOM

KAMPALA, Uganda — Dowladda Uganda ayaa sheegtay inay toddobaadyada soo socda Soomaaliya u direyso ciidan cusub oo qayb ka noqon doona Howlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), si loo xoojiyo nabadda iyo amniga dalka. Ku-xigeenka taliyaha ciidanka dhulka Uganda, Jeneraal Sare Francis Takirwa, ayaa khudbad u jeediyay guuto askar ah oo dhawaan u ambabixi doonta Soomaaliya, isaga oo ugu...

Uganda to Deploy New Troops to Somalia Under AU Peace Mission

KAMPALA, Uganda — Uganda will deploy a new contingent of troops to Somalia in the coming days to join the African Union Transition Mission in Somalia (AUSSOM), military officials announced Wednesday.   Deputy Commander of Uganda’s Land Forces, Lt. Gen. Francis Takirwa, addressed the departing battalion during a pre-deployment briefing, urging them to uphold discipline, African solidarity, and patriotism throughout their...

Somalia’s Southwest State Launches Crackdown on Clan Conflict Inciters

BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia’s Southwest State have announced a series of new measures aimed at holding accountable individuals accused of fuelling clan conflicts and revenge killings, in a bid to stem a resurgence of intercommunal violence across the region.   Senior officials, including the Minister of Interior, Local Government and Reconciliation, said the regional administration is intensifying peacebuilding efforts...

Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday qorshe cusub oo lagu xakameynayo kicinta colaadaha beelaha

BAYDHABO, Soomaaliya — Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu xoojinayo nabadda iyo isla xisaabtanka, ka dib markii ay soo kordheen eedeymo la xiriira dad lagu tuhunsan yahay inay hurinayaan colaadaha iyo aargoosiyada beelaha ku dagaallamaya gobollada maamulkaasi hoos yimaada.   Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-Heshiisiinta, ayaa sheegay in...

Maxaa keenay in RW hore Maxamed Xuseein Rooble uu ka baaqdo Jabuuti?

JABUUTI - Dalka Jabuuti waxaa ku qulqulaya siyaasiyiin iyo madax sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ka qayb galaya xuska 25-guurada heshiiskii taariikhiga ahaa ee Carta.   Si kastaba ha ahaatee, Ra’iisul Wasaarihii hore, Maxamed Xuseen Rooble, kama mid noqon mas’uuliyiintii halkaasi lagu soo dhoweeyay, inkasta oo uu ahaa shaqsiga dib u soo celiyay xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya...

Ilhaan Cumar oo loo maleegayo shirqool ay wadaan Xildhibaano Jamhuuriga katirsan

WASHINGTON — Laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka ayaa ku baaqay in Waaxda Caddaaladda (Department of Justice) ay baaritaan ku sameyso dhalashada Ilhaan Cumar, oo asal ahaan ka soo jeedda Soomaaliya.   Xildhibaanada, oo kala ah Randy Fine (R-Fla.) iyo Andy Ogles (R-Tenn.), ayaa sheegay in baaritaanka uu qayb ka yahay dib-u-eegis guud oo lagu samaynayo muwaadiniinta la siiyay...

US lawmakers call for Justice Department probe into Ilhan Omar’s citizenship

Washington, United States — Two members of the US House of Representatives have called on the Department of Justice to investigate the citizenship of Congresswoman Ilhan Omar, who was born in Somalia, in what they describe as part of a broader review of naturalized Americans.   Representative Randy Fine (R-Fla.) urged the Justice Department to begin the inquiry with New York...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...