Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo Ubax dhigay Taalladda xuska 25-guurada Shirkii Carta

Carta, Jabuuti – 30 Oktoobar 2025 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta si wadajir ah uga qayb galay munaasabadda xuska 25-guurada Shirweynihii Nabadaynta Soomaaliyeed ee Carta, shir taariikhi ah oo horseeday dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya.   Labada Madaxweyne ayaa si rasmi ah xarigga...

Somali cabinet approves 2026 budget and international cooperation deals

MOGADISHU, Somalia, Oct 30 — Somalia’s Council of Ministers on Thursday approved the 2026 draft national budget along with two international cooperation agreements, while praising recent gains made by government forces in their ongoing offensive against al-Shabaab militants.   The weekly cabinet meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, endorsed the 2026 Budget Quota Bill, a memorandum of understanding (MoU)...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Miisaaniyadda 2026 iyo heshiisyo caalami ah

Muqdisho, Khamiis, 30 Oktoobar 2025: Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyey Xeerka Qoondada Miisaaniyadda 2026, Heshiis Is-afgarad ah oo u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ku saabsan iskaashiga socdaalka, iyo Heshiis Is-afgarad ah oo u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo ku saabsan iskaashiga arrimaha amniga...

Hassan Sheikh and Ismail Omar Guelleh lay wreath at site marking Somalia’s statehood rebirth

CARTA, Djibouti, Oct 30 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Djiboutian President Ismail Omar Guelleh on Thursday laid wreaths at the historic site in Carta where Somalia’s statehood was re-established 25 years ago, during a ceremony marking the anniversary of the 2000 Carta Peace Conference.   The event, held in the Djiboutian town that hosted the landmark talks, commemorated the...

Somali elite forces kill 18 al-Shabaab militants in major operation in Lower Juba

MOGADISHU, Somalia — Somali elite Danab commandos, working alongside the Jubbaland Security and Intelligence Agency (JSIA) and backed by international partners, have killed at least 18 al-Shabaab militants in a major military operation in the Jamaame district of southern Somalia’s Lower Juba region, authorities said Thursday.   According to a statement from the Jubbaland administration, the joint forces conducted coordinated air...

Ciidanka Danab oo 18 ka tirsan Al-Shabaab ku dilay howlgal ballaaran oo ka dhacay degmada Jamaame

Jamaame, Jubada Hoose — Ciidamada gaarka ah ee Danab oo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed, oo gacan ka helaya Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Jubbaland (JSIA) iyo saaxiibada caalamiga ah, ayaa ugu yaraan 18 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab ku dilay howlgal milatari oo ballaaran oo laga fuliyey degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose, sida ay sheegeen masuuliyiinta Jubbaland.   War-saxaafadeed ay...

Somali Prime Minister Attends 102nd Anniversary of Turkish Republic

Mogadishu, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre attended celebrations marking the 102nd anniversary of the founding of the Republic of Turkey at the Turkish Embassy in Mogadishu on Tuesday, describing the occasion as a “shared day of joy” between the two nations.   Speaking at the event, Prime Minister Hamza paid tribute to Mustafa Kemal Atatürk, the founder of...

Ra’iisul Wasaaraha oo tilmaamay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu yahay mid qoto dheer

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qaybgalay xuska 102-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga, kaas oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho, isagoo xusay in maalintani ay tahay maalin farxad wadaag ah oo u dhexeysa labada dal.   “Maalintani waa maalin aan si wadajir ah ula faraxno walaalaheen Turkiga, waa maalin lagu xusayo geesinimadii...

Somali President in Djibouti for 25th Anniversary of Somalia’s Reestablishment

Djibouti City, Djibouti — Somali President Hassan Sheikh Mohamud and a high-level delegation were warmly received in Djibouti on Wednesday as they attended the 25th anniversary of the reestablishment of Somalia’s Federal Republic. The event, hosted by Djibouti President Ismaïl Omar Guelleh, also marked the inauguration of the new Horn of Africa Reconciliation Centre, named the Carta Peace Monument, which...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya xuska 25-aad ee dib u yagleeliddii Jamhuuriyadda 3-aad ee Soomaaliya

Jabuuti – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaasabadda lagu xusayo sannad-guurada 25-aad ee dib u yagleeliddii Jamhuuriyadda 3-aad ee Soomaaliya. Munaasabaddan ayaa lagu qabtay caasimadda Jabuuti, waxaana martigelinaya Madaxweynaha Dowladda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, oo...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xarigga ka jaray qeybta cusub ee caafimaadka dhimirka haweenka ee...

MUQDISHO - Ra”iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmad Jaamac ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan qeybta dhimirka ee...

SoDMA iyo Dowlad-goboleedyada oo Baydhabo uga qeyb galaya Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (

Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban...