UN accuses UAE of funnelling British-made arms to militias in Sudan, Somalia and Libya
United Nations, United States — The United Nations has accused the United Arab Emirates of breaching international arms embargoes after investigators traced British-made military equipment sold to the Gulf state to militia groups operating in Sudan, Somalia, and Libya, according to a confidential report.
The report, presented to the UN Security Council, found that UK-manufactured weapons and components — including...
Father and son killed in clan revenge attack in Somalia’s Galgaduud region
Mogadishu, Somalia — A father and his son were shot dead Tuesday in central Somalia’s Galgaduud region in what authorities described as a clan revenge attack, residents and officials said.
The victims, identified as Abdullahi Mohamed Lugtii Jiic and his son Baashi Abdullahi Mohamed Lugtii Jiic, were gunned down in Labi Kooraale, a village under Balanbale district, according to witnesses.
Gunmen...
Qaramada Midoobay oo sheegtay in Imaaraadka uu Soomaaliya Hub u marsiiyay RSF
NEW YORK – Qaramada Midoobay ayaa ku eedeysay Imaaraadka Carabta (UAE) inuu jebiyey cunaqabataynta hubka ee caalamiga ah, kadib markii baarayaal UN ah ay raaceen raadadka hub iyo qalab militari oo asal ahaan lagu sameeyay Ingiriiska, balse lagu arkay kooxo hubeysan oo ka dagaallamaya Suudaan, Soomaaliya iyo Liibiya.
Warbixin cusub oo loo gudbiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu...
Aabe iyo wiilkiis ah oo lagu dilay weerar aano qabiil ah oo ka dhacay gobolka Galgaduud
BALANBALE, Soomaaliya – Aabe iyo wiilkiis ayaa lagu dilay deegaanka Labi Kooraale ee hoos yimaada degmada Balanbale, kadib markii rag hubeysan oo ka tirsan beel kale ay rasaas ku fureen, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Weerarkan oo dhacay Talaadadii ayaa booliska iyo maamulka deegaanka ku tilmaameen mid la xiriira aano qabiil.
Dadka la dilay ayaa lagu magacaabay Cabdullaahi Maxamed Lugtii...
𝗣𝗮𝗿𝘁𝗻𝗲𝗿𝗶𝗻𝗴 𝘄𝗶𝘁𝗵 𝘁𝗵𝗲 𝗨𝗻𝗶𝘁𝗲𝗱 𝗡𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀, 𝗙𝗘𝗦𝗧𝗨 𝗟𝗮𝘂𝗻𝗰𝗵𝗲𝘀 𝗡𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝘄𝗶𝗱𝗲 𝗘𝗱𝘂𝗰𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗮𝗻𝗱 𝗔𝘄𝗮𝗿𝗲𝗻𝗲𝘀𝘀 𝗗𝗿𝗶𝘃𝗲 𝗼𝗻 𝗟𝗮𝗯𝗼𝘂𝗿 𝗥𝗶𝗴𝗵𝘁𝘀 𝗮𝘀 𝗛𝘂𝗺𝗮𝗻 𝗥𝗶𝗴𝗵𝘁𝘀
The Federation of Somali Trade Unions - FESTU, the official national trade union centre representing workers across Somalia, in partnership with the United Nations (UN) through the UN Transitional Mission in Somalia (UNTMIS) and UNICEF under the Joint Programme on Human Rights (JPHR), has launched a nationwide education and awareness initiative under the banner “𝑳𝒂𝒃𝒐𝒖𝒓 𝑹𝒊𝒈𝒉𝒕𝒔 𝑨𝒓𝒆 𝑯𝒖𝒎𝒂𝒏 𝑹𝒊𝒈𝒉𝒕𝒔”...
US confirms two airstrikes targeting ISIS-Somalia militants in Puntland mountains
GAROWE, Somalia, Oct 28, 2025 — The United States military said Tuesday it carried out two airstrikes against ISIS-Somalia militants in the rugged Al Miskaad mountain range of Puntland’s Bari region, a remote stronghold for the jihadist faction in northeastern Somalia.
US Africa Command (AFRICOM) said the strikes took place on October 24 and 26 in the Al Miskaad mountains,...
Milatariga Mareykanka oo xaqiijiyay laba duqeyn ka fuliyay Buuraha Calmiskaad
GAROOWE, 28 Oktoobar 2025 — Milatariga Mareykanka ayaa xaqiijiyay inay fuliyeen laba duqeyn cirka ah oo lagu beegsaday dagaalyahannada ISIS ee ku dhuumaaleysanaya buuraleyda adag ee Al Miskaad ee gobolka Bari, Puntland. Buuraleydaasi, oo qayb ka ah silsiladda Golis, ayaa muddo dheer hoy u ahayd dagaalyahanno xiriir la leh ISIS oo ka howl gala deegaanada fog ee Puntland.
Taliska U.S....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyey kulanka Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
MUQDISHO, 28 Oktoobar 2025 — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada ah, kaas oo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyadaha Baarlamaanka ee Villa Hargeysa.
Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, iyo Guddoomiye...
Saalax Jaamac oo daahfuray dardargelinta Mashruuca Jowhar Off-stream Storage Programme
MUQDISHO, 28 Oktoobar 2025 — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigay dardargelinta Mashruuca Jowhar Off-stream Storage Programme (JOSP), oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in mashruucani yahay mid qaran oo muhiim u ah Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025–2029, kaas oo diiradda saaraya horumarinta maaraynta...
Somali Army, International Partners Kill Al-Shabaab Leader Jacfar Gurey in Targeted Strike
MOGADISHU – Somali forces, with support from international partners, carried out a targeted airstrike on 26 October in the town of Bu’aale in the Middle Jubba region, killing Mahamud Abdi Hamud, also known as Jacfar Gurey, a senior leader of Al-Shabaab.
Gurey was among the founding members of Al-Shabaab and a close associate of the group’s former leaders, Ahmed Abdi...










