Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Howlgal Ciidan ajnab ah ka qeyb-qaatey oo ka dhacay degmo Al-Shabaab ka taliso

Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya saaxiibbada caalamka ayaa duqeyn qorshaysan oo ka dhacday 26-ka Oktoobar 2025 magaalada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe ku dilay Maxamuud Cabdi Xaamud, oo loo yaqaanay Jacfar Gurey, kana mid ahaa hogaamiyeyaasha sare ee ururka Al-Shabaab. Jacfar Gurey ayaa ka mid ahaa aasaasayaashii ururka Al-Shabaab, wuxuuna saaxiib dhow la ahaa hogaamiyayaashii...

Suspected al-Shabaab gunmen attack security checkpoint in Mogadishu

MOGADISHU – Suspected al-Shabaab militants launched an overnight attack on a government security checkpoint in Mogadishu’s Kahda district, triggering heavy clashes with security forces, security sources said Tuesday.   The assault took place at the Ali Janaale Hill checkpoint, one of the key security posts protecting the Somali capital. Witnesses reported intense gunfire lasting about 30 minutes as the attackers engaged...

Al-Shabaab ah oo weerar ku qaaday bar-koontarool coo ku taalla Muqdisho

Muqdisho – Rag hubysan oo laga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weerar ku qaaday bar-koontarool amni oo dowladda ay ku leedahay degmada Kahda ee magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen ilo amni.   Weerarka ayaa ka dhacay bar-koontaroolka Buurta Cali Janaale, oo ka mid ah goobaha amniga ee muhiimka ah ee ilaalinaya caasimadda. Goobjoogayaal ayaa sheegay in...

HirShabelle regional state President Reshuffles Cabinet, Appoints New Ministers

JOWHAR, Somalia – Hirshabelle regional President Ali Abdullahi Hussein Guudlawe has announced a reshuffle of his cabinet, appointing new officials to several key ministries in a move aimed at improving government performance and service delivery.   The changes were detailed in a presidential decree issued Monday from the regional capital, Jowhar. The decree, citing Articles 56 and 57 of the Hirshabelle...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Isbeddello Ku Sameeyay Golaha Wasiirrada

Jowhar, Oktoobar 28, 2025 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), ayaa maanta wareegto kasoo baxday xafiiskiisa ku magacaabay wasiirro cusub iyo xilal kale oo muhiim ah oo ka mid ah golihiisa wasiirrada.   Wareegtadan oo la shaaciyay Isniinta maanta ah, ayaa lagu saleeyay qodobbada 56-aad iyo 57-aad ee Dastuurka Hirshabelle, kuwaas oo siinaya Madaxweynaha awoodda uu ku...

Somali President to Visit Djibouti for 25th Anniversary of Historic Carta Agreement

DJIBOUTI – Somali President Hassan Sheikh Mohamud is expected to arrive in Djibouti within hours to attend a ceremony marking the 25th anniversary of the historic Carta Agreement — the landmark accord that laid the foundations for Somalia’s first transitional government in 2000 and saw the election of former president Abdiqasim Salad Hassan.   An advance delegation from Mogadishu has already...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Jabuuti

Jabuuti, Oktoobar 28, 2025 — Waxaa la filayaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu saacadaha soo socda gaaro magaalada Jabuuti, si uu uga qeyb galo munaasabadda lagu xusayo 25 sano guuradii kasoo wareegtay heshiiskii taariikhiga ahaa ee Carta, heshiis kaas oo ahaa aas-aaskii dowladdii ku-meelgaarka ahayd ee Soomaaliya sanadkii 2000, laguna doortay madaxweynihii hore ee dalka,...

Soomaaliya iyo Rwanda oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi Guud oo xoojinaya xiriirka laba geesoodka ah

Kigali – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, iyo Safiirka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya iyo Bulshada Bariga Afrika (EAC), ahna Danjiraha aan deegaanka ahayn ee Rwanda iyo dalal kale, Mudane Ilyas Cali Xasan, ayaa maanta magaalada Kigali ku saxiixay Heshiis Iskaashi Guud oo dhexmaray Soomaaliya iyo Rwanda.   Heshiiskan ayaa waxaa dhinaca...

Urgent: Chinese FM hopes China, U.S. to create conditions for development of bilateral relations

BEIJING, Oct. 27 (Xinhua) -- Chinese Foreign Minister Wang Yi on Monday expressed hopes that China and the United States will work in the same direction, make preparations for high-level interactions, and create conditions for the development of bilateral relations.   Wang, also a member of the Political Bureau of the Communist Party of China Central Committee, made the remarks in...

UN peacekeepers in Lebanon come under Israeli fire, no casualties reported

BEIRUT (Xinhua) -- The United Nations Interim Force in Lebanon (UNIFIL) said Sunday that one of its patrols came under Israeli fire, but no personnel were injured and no equipment was damaged.   "At around 5:45 p.m. (1545 GMT) Sunday, an Israeli drone approached a UNIFIL patrol near the village of Kafr Kila and dropped a bomb," the UNIFIL said in...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...