Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiir Cali Xoosh: Kuwa Wax xun sheega ah yaan warkooda la dhagaysan, dalkaan waa nabad

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad Dowladda Imaaraadka ay ku wareejisay gawaari deb-damis ah oo gacan ka gaysan doona gurmadka degdegg ah ee daminta debka.   Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen ayaa guddoomay gawaarida dab-damiska ah, kuwaasi oo wax badan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Magacaabay Wasiirka Cusub ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.   Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay in Prof. Saalim Caliyow Ibrow loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, kaddib markii Ra’iisul Wasaaruhu uu tixgeliyey baaxadda shaqo iyo masuuliyadda...

Dowladda Imaaraadka oo ka jawaabtay codsigii Dowladda Hoose ee Muqdisho

Muqdisho - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa sheegay in Dowladda Imaaraadka Carabta ay si rasmi ah uga jawaabtay codsi ay Dowladda Hoose ee Muqdisho u dirtay, kaas oo ku saabsanaa in lagu taageero qalabka dab-damiska si loo xoojiyo howlaha badbaadinta hantida iyo nafta shacabka ku nool caasimadda.   Guddoomiye Muungaab ayaa tilmaamay in deeqdan...

London Hosts the 5th British-Somali Global Graduation Ceremony 2025

London, UK – 26th October 2025. London once again hosted a remarkable evening that brought together politicians from across parties, university students, and Somali professionals from all corners of the United Kingdom.   The 5th British-Somali Global Graduation Ceremony 2025 took place in the Royal Borough of Kensington and Chelsea, with His Excellency Abdulkadir Hashi, Somali Ambassador to the United Kingdom,...

Wasiir booqday iskuul taariikhi ah oo ardayda danyarta waxbarasho bilaash ah siiya Waajid

WAAJID, Soomaaliya — Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay iskuul taariikhi ah oo ku yaalla degmada Waajid, kaas oo arday danyar ah si lacag la’aan ah ugu helaan waxbarasho tayo leh. Iskuulkan, oo la dhisay sannadkii 1945, ayaa ka mid ah dugsiyada ugu faca weyn gobolka Bakool,...

Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

Maxaas — Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanka Goobo, oo hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kadib markii ciidanka deegaanka ee Macawiisleyda ay weerar ballaaran ku qaadeen fariisimo ay halkaas ku lahaayeen dagaalyahannada Al-Shabaab.   Goobjoogayaal iyo ilo amni ayaa sheegay in dagaalka uu bilowday fiidkii hore, kadib markii ciidanka Macawiisleyda ay weerar dhowr jiho ah ku qaadeen goobihii ay...

Heavy fighting as local militia attacks Al-Shabaab bases in central Somalia

Mogadishu — Heavy clashes erupted late Sunday after local Macawiisley militia fighters launched a coordinated attack on Al-Shabaab positions in the Goobo area, near Maxaas town in the central Somali region of Hiiraan, local sources said Monday. The Macawiisley fighters reportedly attacked Al-Shabaab bases from multiple directions, sparking intense gunfire that lasted for hours. Witnesses said both sides used heavy...

Haweeney Kenyan ah oo dhaawacday kadib iska hor imaad ka dhacay xadka Soomaaliya iyo Kenya

Mandhera — Haweeney Kenyan ah ayaa dhaawac soo gaaray kadib markii rasaas is-weydaarsi u dhexeeyay laba ciidan oo amni ka dhacay deegaanka Bulla Xaawo ee Soomaaliya, meel u dhow xadka Mandhera, Kenya.   Wararka booliska ayaa sheegaya in dhacdadu ka dhacday deegaanka Kullun ee xadka ku dhow, halkaas oo ciidamada amniga ee Soomaaliya ay isku khilaafeen arrimo la xiriira maamulka goobta,...

Kenyan woman injured by stray bullet from clash between Somalia security agencies near border in Mandera

MANDERA - A Kenyan woman was shot and injured following a clash between two security agencies in Somalia’s Bulla Hawa area near the Kenya-Somalia border in Mandera. The incident happened on October 23, 2025, in the Kullun area, police said. The agencies disagreed and engaged in a shootout that led to the incident. Officials said a stray bullet hit a Kenyan...

Somali Communications Minister Meets Telecom Executives to Discuss Improving Services

MOGADISHU, Oct 26, 2025 – Somalia’s Minister of Communications and Technology, Mohamed Aadan Macallin, on Sunday held a meeting with senior executives from the country’s telecommunications companies to discuss ways to enhance service quality and strengthen cooperation in the sector, officials said.   The meeting, attended by the ministry’s Director-General and senior representatives of various telecom firms, focused on the progress,...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xarigga ka jaray qeybta cusub ee caafimaadka dhimirka haweenka ee...

MUQDISHO - Ra”iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmad Jaamac ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan qeybta dhimirka ee...

SoDMA iyo Dowlad-goboleedyada oo Baydhabo uga qeyb galaya Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (

Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban...