Over 80 Congolese soldiers face trial for fleeing battles against rebels
Kinshasa - Eighty four Congolese soldiers accused of fleeing battles against AFC/M23 rebels in eastern Democratic Republic of Congo are facing trial on multiple charges, including violating military orders, the army said Thursday.
According to the army, a group of soldiers who were deployed in Walikale territory withdrew from the front line in the Rutoboko area in the face of...
In ka badan 80 askari oo Congo ah oo maxkamad la soo taagay
Kinshasa – Maxkamad milatari oo ku taalla bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa la soo taagay 84 askari oo lagu eedeeyay inay ka baxeen jiidda hore ee dagaalka ay dowlada kula jireen fallaagada AFC/M23.
Sida ay sheegeen saraakiisha milatariga, askartan ayaa ka cararay dagaallo ka socday gobolka bari, halkaas oo ciidamada dowladda ay wajahayaan cadaadis xooggan oo uga imanaya...
Nin Soomaali ah oo weerar ka fuliyay Caasimada dalka Ingiriiska
LONDON - Booliska Ingiriiska ayaa shaaciyay magaca nin loo qabtay inuu fuliyay weerar mindi oo lagu dhaawacay laba nin oo Yuhuud ah kaasoo ka dhacay Arbacadii lasoo dhaafay xaafadda Golders Green ee waqooyiga London.
Ninka ayaa lagu magacaabaa Essa Suleiman, oo 45 jir ah, kaasoo asal ahaan kasoo jeeda dalka Soomaaliya islamarkaana muwaadin Britain ah. Boolisku waxay sheegeen in weerar loo...
Three civilians killed in Somalia eviction clash in Mogadishu
MOGADISHU — At least three civilians were killed on Thursday during a brief clash in the Hamar Jajab district of Somalia’s capital after tensions erupted over a government-led eviction operation, officials and witnesses said.
The confrontation broke out in the “Waa Yaabee” neighbourhood, where Somali police were carrying out an operation linked to the removal of residents from disputed land.
The...
Iska hor imaad ka dhacay degmada Xamar Jajab oo sababay khasaare dhimasho ah
Muqdisho – waxaa degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir saakay ka dhacay iska hor imaad kooban oo salka ku hayay arrimo la xiriira fulinta qorshe dowladeed ee barakicinta dhulalka ay sheeganeyso.
Iska hor imaadka ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ay ka howlgalayeen xaafad lagu magacaabo “Waa Yaabee”, halkaas oo ay ka socotay barakicin la xiriirta qorshe...
Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo ansixiyay siyaasadaha guriyeynta iyo fasaxa dhismaha
Baydhabo – Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta yeeshay shir muhiim ah oo uu guddoomiyay Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha guud ee ka jira deegaannada Koonfur Galbeed, iyadoo si qoto dheer looga dooday arrimaha amniga, horumarinta mashaariicda iyo adeegyada bulshada.
Golaha Wasiirrada ayaa si rasmi ah u ansixiyay laba siyaasad oo...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay madal looga hadlay ka hortagga fikirka xagjirka ah
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah oo ay soo qaban-qaabisay Xarunta TUBSAN.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta dadaallada lagu wajahayo ka hortagga fikirrada xagjirka ah iyo dardargelinta wacyigelinta bulshada, gaar ahaan dhallinyarada, si looga ilaaliyo marin-habaabinta kooxaha argagixisada.
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa...
Uganda oo ciidamo kaabaya howlgalka AUSSOM u soo direysa Soomaaliya
Muqdisho – Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday inay ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, si ay uga qeyb qaataan howlgalka taageerada iyo xasilinta ee Midowga Afrika ee AUSSOM.
Taliska Uganda ayaa sheegay in cutubkan cusub, oo loo yaqaan Battle Group XLVII (BG 47), si rasmi ah loo diyaariyey kaddib markii ay soo dhammeysteen tababarro adag oo ay ku qaateen xarunta...
African Union reaffirms commitment to Somalia peace mission AUSSOM
ADDIS ABABA — The African Union on Wednesday reaffirmed its commitment to supporting the peacekeeping mission in Somalia, known as AUSSOM, following high-level talks at its headquarters in Addis Ababa.
The Deputy Chairperson of the African Union Commission, speaking on behalf of Commission Chairperson H.E. Mahmoud Ali Youssouf, received Uganda’s Prime Minister Robinah Nabbanja during the meeting.
Discussions focused on strengthening...
Somali forces kill 22 Al-Shabaab fighters, including senior commander, in Lower Shabelle operation
MOGADISHU — Somalia’s government forces have killed at least 22 Al-Shabaab fighters, including a senior commander, during a planned military operation in the Lower Shabelle region, the Ministry of Defence said on Thursday.
In a statement, the ministry said troops from the Somali National Army carried out a 72-hour operation in the area of Buulo Cabdalla, located between Mubaarak and...











