Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Gaashaandhigga oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed munaasabadda 66-guurada

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray dhammaan saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda iyo guud ahaan qaybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyo sidoo kale qoysaskooda, munaasabadda 66-guurada ka soo wareegtay aasaaska ciidanka.   Wasiirka ayaa sheegay in munaasabaddan ay xambaarsan tahay qiime qaran oo weyn, maadaama ay astaan u tahay taariikhda...

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo hambalyo u diray Madaxweyne Geelle dib-u-doorashadiisa

Addis Ababa - Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, H.E. Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa hambalyo diirran u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, H.E. Ismaaciil Cumar Geelle, kaddib markii mar kale loo doortay xilka madaxweynaha dalkaasi.   War-murtiyeed rasmi ah oo uu soo saaray Guddoomiyuhu ayaa lagu bogaadiyey natiijada doorashada, taasoo ay si rasmi ah u shaaciyeen guddiga doorashooyinka Jabuuti, isla markaana lagu xaqiijiyey guusha...

Uganda Army Chief Threatens Turkey with Embassy Closure, Demands $1 Billion Over Somalia Operations

Kampala – Uganda’s military chief Gen. Muhoozi Kainerugaba has issued an unusually direct ultimatum to Turkey, demanding $1 billion and warning of diplomatic consequences, in remarks that have stirred attention across regional security and diplomatic circles.   In a series of public statements, Kainerugaba accused Turkey of benefiting economically from Somalia’s fragile security environment without adequately compensating Uganda for its long...

Uganda oo Turkiga ka dalbatay $1 billion haddii kala Ciidanka kala baxayso Soomaaliya

Kampala – Taliyaha Ciidamada Uganda, Gen. Muhoozi Kainerugaba, ayaa si adag ugu hanjabay dalka Turkey, isaga oo ku eedeeyay in uu ka faa’iideystay xaaladda amniga ee Somalia iyada oo ay kharash iyo naf badan ku bixiyeen ciidamada Uganda.   Gen. Muhoozi ayaa sheegay in Turkey ay faa’iidooyin dhaqaale oo waaweyn ka heshay Soomaaliya, oo ay ku jiraan mashaariic waaweyn oo kaabeyaasha...

Aragtida Shacabka: “Madaxweyne Shacabkiisa barakiciyey shidaalka uu soo saarayana cid gaar ah ayuu ku naas nuujinayaa”

MUQDISHO - Shacabka ku nool Muqdisho qaarkood ayaa fekerkooda ka dhiibtay shidaalka Turkiga uu ka qodayo xeebaha dalka Soomaaliya.   “Madaxweyne Shacabkiisa barakiciyey shidaalka uu soo saarayana cid gaar ah ayuu ku naas nuujinayaa”.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay isimada Puntland

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay ka mid yihiin Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin, Suldaan Mursal, iyo Suldaan Maxamuud Xaaji Cabdullaahi, iyo marti sharaf kale.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray baahiyaha ka jira deegaannada, iyo xoojinta wada-shaqeynta u dhexeysa shacabka iyo dowladdooda,...

Uganda Military Chief Threatens to Sever Ties with Türkiye Over Somalia Disagreements

KAMPALA – General Muhoozi Kainerugaba, Uganda's Chief of Defence Forces, has issued a stark ultimatum to Türkiye, threatening to terminate diplomatic relations within 30 days unless unspecified concerns are addressed. In a series of statements posted on social media, the General criticized Ankara's growing influence in the Horn of Africa, particularly in Somalia. He highlighted that Western nations were the...

Taliyaha Ciidanka Uganda oo ugu hanjabay Turkiga inuu xiriirka u jari doono muddo 30 casho ah

KAMPALA – Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa soo saaray digniin culus oo uu ku hanjabay in dalkiisu uu xiriirka diblomaasiyadeed u jari doono dalka Turkiga muddo soddon casho gudahood ah haddii aan wax laga qaban tabashooyin gaar ah oo uusan si faahfaahsan u sheegin. Qoraal uu soo dhigay barta xiriirka bulshada, General Muhoozi ayaa si weyn ugu...

Somalia, Libya hold talks on migration and security, agree on repatriation of stranded migrants

TRIPOLI - Abdisalam Abdi Ali, foreign minister of Somalia, held talks on Saturday with his Libyan counterpart Taher Al-Baour in Tripoli, focusing on migration, security and humanitarian cooperation, officials said.   The meeting aimed to strengthen diplomatic ties and develop joint mechanisms to address transnational challenges, particularly irregular migration routes across North Africa. Abdisalam stressed the need to protect Somali migrants...

Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya oo gacanta ku dhigay tuk-tuk lagu soo raray walxaha qarxa oo ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO – Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii magaalada Muqdisho ku qabtay tuk-tuk ay ku raran yihiin Hoobiyeyaal iyo walxaha qarxa oo la sheegay in Al-Shabaab ay diyaariyeen, kadib xog ay heleen dadka deegaanka, sida ay saraakiishu sheegeen.   Maamulka ayaa sheegay in howlgalka uu dhacay abaare 23:40 xilliga Soomaaliya, kaddib markii laamaha ammaanka ay la socdeen dhaqdhaqaaqyo laga...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...