Wasaaradda difaaca oo sheegtay in 70 katirsan Al-Shabaab lagu dilay gobolka Mudug
GAALKACYO - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa fuliyay hawlgal qorsheysan oo dhanka cirka ah, kaas oo lagu bartilmaameedsaday Al-Shabaab, xilli ay isku uruursanayeen nawaaxiga Tawarmooge, oo qiyaastii 8 km koonfur kaga beegan Caad, isla markaana 45 km woqooyi kaga beegan Xarardheere, ee gobolka Mudug.
Duqayntan ayaa lala beegsaday fariisin ay kooxdu ku diyaarinaysay weerarro, si ay...
Southwest State swears in new interior security minister
Baidoa — The interim leader of Somalia’s Southwest State, Jibriil Abdirashiid Haji Abdi, attended the swearing-in ceremony of the region’s new interior security minister, Mohamed Hussein Hassan (John), officials said.
The ceremony took place at the presidential palace and was attended by federal lawmakers, ministers, senior officials from the Southwest State administration, the chief justice of the regional supreme court...
Wasiirka Cusub ee Amniga Maamulka Koonfur Galbeed oo la dhaariyay
BAYDHABO - Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Xuseen Xasan (John).
Munaasabadda dhaarinta oo ka dhacday xarunta madaxtooyada ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan DFS, Goliyaasha kala duwan dowladda...
Duqa Muqdisho oo Xarigga ka Jaray Mashruuca Biyo-Qabadka Warta Siigaale
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray mashruuca istiraatiijiga ah ee biyo-qabadka Warta Siigaale, kaas oo muhiim u ah maaraynta biyaha roobka iyo ka hortagga fatahaadaha.
Munaasabadda daah-furka oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan maamulka Gobolka...
Soomaaliya oo soo gaarey markab qodis shidaal ka sameynaya badda
Muqdisho — Markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey ayaa saaka soo gaaray xeebaha caasimadda, kadib markii uu ka soo shiraacday dalka Turkiga, sida ay sheegeen ilo rasmi ah.
Madaxda Qaranka ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda ka qeybgalaan munaasabad lagu soo dhoweynayo markabkan iyo maraakiib kale oo la socda, taas oo ka dhici doonta dekedda Muqdisho.
Markabka ayaa bilowga toddobaadka...
Somalia receives Turkish drilling vessel as offshore oil plans advance
Mogadishu — Somalia’s offshore oil ambitions took a step forward Thursday as the drilling vessel Çağrı Bey arrived off the coast of the capital after sailing from Turkey, officials said.
Government leaders are expected to attend a welcoming ceremony at Mogadishu port in the coming days for the vessel and accompanying ships, according to local authorities.
The drilling ship is scheduled...
Nin British ah oo lagu eedeeyay inuu hoggaamiyay weeraro Al-Shabaab
LONDON - Nin u dhashay dalka Ingiriiska ayaa lagu soo oogay dambiyo la xiriira inuu ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya. Booliska magaalada London ayaa sheegay in Jermaine Grant, oo 43 jir ah, lagu eedeeyay inuu agaasimayay dhaqdhaqaaqyada kooxdaas intii u dhaxeysay dhammaadkii sannadkii 2007 ilaa bilowgii 2010.
Grant ayaa sidoo kale wajahaya eedeymo kale oo ay...
British man charged with directing activities of Somalia-based Al-Shabaab
LONDON - A British man has been charged with offences linked to an Islamist terror group based in Somalia.
Jermaine Grant, 43, of no fixed address, has been charged with directing the activities of Al-Shabaab between 31 December 2007 and 1 January 2010, the Metropolitan Police said.
He is also charged with three counts of attending an Al-Shabaab commando training camp in Kismayu...
Jubaland forces seize military uniforms smuggled across border
Dhobley, Somalia — Security forces in Jubaland have seized a shipment of military uniforms allegedly smuggled across the border during an operation in the town of Dhoobley in the Lower Juba region, officials said.
The consignment, consisting of military-style clothing, was being covertly transported into Somalia but was intercepted before reaching its intended destination, according to Jubaland security authorities.
The operation...
Ciidanka Jubaland oo Qabtay Shixnad Ciidan ah oo Si Qarsoodi ah Lagu Soo Gelinayay Dalka
Dhoobley, Jubada Hoose – Ciidanka Amniga ee Jubaland ayaa gacanta ku dhigay shixnad dirays ciidan ah oo si qarsoodi ah looga soo gudbinayay xadka, kadib howlgal ay ka fuliyeen degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose.
Shixnaddan oo ka koobneyd dhar ciidan ayaa la sheegay in si dhuumaaleysi ah looga soo gelinayay gudaha Soomaaliya, hase yeeshee ciidamada Jubaland ayaa ku guuleystay...









