Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia, Turkey Discuss Energy Cooperation as Drilling Efforts Advance

MOGADISHU, April 10 — Hassan Sheikh Mohamud on Friday received a high-level delegation from Turkey led by Energy and Natural Resources Minister Alparslan Bayraktar at the presidential palace in the capital, officials said.   The meeting at Villa Somalia focused on strengthening strategic bilateral ties between Somalia and Turkey, with particular emphasis on cooperation in energy, natural resources and the blue...

Ra’iisul Wasaaraha oo Xiray Tartanka Orodka Toddobaadka Nabadda iyo Horumarka Muqdisho

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay isla markaana si rasmi ah u xiray tartanka orodka ee Toddobaadka Ciyaaraha Nabadda iyo Horumarka ee ka dhacay magaalada Mogadishu.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale orday qayb ka mid ah masaafada 3 kiiloomitir, iyadoo tartanka sanadkan ay ka qeyb galeen ku dhowaad 300 oo orodyahan...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Tamarta Turkiga

Muqdisho – Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire, ayaa magaalada Mogadishu ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka Turkiga, Alparslan Bayraktar.   Wafdigan ka socda dowladda Turkiga ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana soo dhaweynta ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda...

Somali army land forces chief meets partners to boost joint operations

MOGADISHU – The commander of the land forces of the Somali National Army held talks in Mogadishu with officials from the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia and allied countries, focusing on strengthening security cooperation and accelerating joint operations against militant groups, officials said.   Sahal Abdullahi Omar, a major general in the Somali National Army, met senior officers...

Somalia foreign minister visits Libya to boost ties

Tripoli – The foreign minister of Somalia arrived in Tripoli on Friday for an official visit aimed at strengthening diplomatic relations and expanding cooperation with Libya, officials said.   Abdisalam Abdi Ali, Somalia’s minister of foreign affairs and international cooperation, was received at Tripoli’s airport by Fathallah Abdel-Latif Al-Zani, Libya’s minister of state for African affairs, along with other senior officials,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Tripoli

Tripoli – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda dalka Liibiya, halkaas oo uu ku tegay booqasho rasmi ah.   Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Tripoli Mudane Fathallah Abdel-Latif Al-Zani, Wasiiru-dawlaha Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Liibiya, iyo...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kulan Muhiim ah la Qaatay Saraakiil Caalami ah

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay saraakiil ka socotay howlgalka AUSSOM iyo dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya, oo ay ka mid yihiin Mareykanka, Turkiga iyo Ingiriiska.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca amniga,...

Siyaasiyiin Soomaaliyeed oo Shir ku Yeeshay Nairobi

Nairobi – Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa ka dhacay shir ay isugu yimaadeen siyaasiyiin miisaan culus ku leh siyaasadda Soomaaliya.   Shirka waxaa ka qeyb galay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisulwasaareyaal hore oo kala ah Xasan Cali Kheyre iyo Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, Wasiirkii hore ee Qorsheynta Cabdiraxmaan...

Guddoomiyaha SoDMA oo Daah-furay Shir ku Saabsan La Qabsiga Isbeddelka Cimilada iyo Xoojinta Adkeysiga Bulshada

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa daah-furay shir looga hadlayay la qabsiga isbeddelka cimilada iyo xoojinta adkeysiga bulshada, kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho.   Shirka ayaa waxaa soo qabanqaabiyay hay’adaha CARE International iyo SOMREP, waxaana diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa dadaallada la xiriira yareynta saameynta isbeddelka cimilada iyo musiibooyinka dabiiciga ah. Guddoomiyaha...

Somali Forces Kill Scores of Al-Shabaab Fighters in Airstrikes in Mudug

GALKAYO, Somalia — Somali National Army (SNA) forces, with support from international partners, carried out a coordinated air operation targeting Al-Shabaab militants gathered near Tawarmooge, approximately 8 km south of Caad and 45 km north of Xarardheere in Mudug region.   The strikes focused on a militant base being used to plan attacks aimed at disrupting national security and stability. According to...

WARAR KALE

Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Oo Furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo...

Guddiga Qaran ee Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada oo Kormeeray Garoonka Stadio Muqdisho

MUQDISHO – Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ayaa galabta kormeer ku tagay Tuulada Cayaaraha ee Stadio Muqdisho, oo ka mid ah...