Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Trump oo ku hanjabay burbur weyn haddii aan dib loo furin marin-biyoodka Hormuz

WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay in “xadaarad dhan ay caawa dhiman doonto” haddii aan heshiis lala gaarin Iran isla markaana aan dib loo furin marin-biyoodka Hormuz ka hor waqtiga kama dambaysta ah ee 8-da fiidnimo waqtiga Bariga Mareykanka (ET).   Hanjabaaddan ayaa ah tii ugu dambeysay ee Trump ka hor waqtiga uu u qabtay Iran, iyadoo xiisadda...

SouthWest leader urges boost to Baidoa administration, services

BAIDOA, Somalia — The acting leader of SouthWest state, Jibriil Abdirashid Haji Abdi, on Tuesday held talks with federal lawmakers and Baidoa’s mayor to accelerate governance reforms, strengthen security and improve public services in the city, officials said.   The meeting, held at the regional leader’s office, brought together members of Somalia’s federal parliament and Baidoa district commissioner and mayor Abdullahi...

Somali president meets Baidoa mayor to discuss security and development

Baidoa — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met Tuesday with the mayor of Baidoa to discuss security, public services and development needs in the interim capital of the South West State, officials said.   The president received Baidoa district commissioner and mayor Abdullahi Ali Watiin, who briefed him on the overall situation in the city, including efforts to strengthen security, improvements...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay duqa magaaladda Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 07, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdullaahi Cali Watiin.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Duqa degmada Baydhabo ka dhageystay warbixin ku saabsan xaaladda guud ee magaalada, dadaallada lagu xoojinayo amniga, horumarka laga sameeyey adeegyada bulshada...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Xildhibaanno iyo Guddoomiyaha Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha ku meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha degmada Baydhabo ahna Duqa magaalada, Mudane Cabdullaahi Cali Watiin.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha maamulka degmada Baydhabo, gaar ahaan xoojinta amniga, horumarinta adeegyada bulshada, iyo kor u qaadidda...

Somali President Chairs Security Meeting in Baidoa Focused on Stabilisation Efforts

BAIDOA — President Hassan Sheikh Mohamud on Monday chaired a key security meeting in Baidoa, focusing on stabilisation efforts in the South West State and strengthening governance and justice systems, officials said.   During the meeting, the president received detailed briefings from commanders of the Somali security forces and senior officials from various security agencies, who outlined plans to improve security,...

Somalia Awaits Arrival of Turkish Oil Drilling Ship in Landmark Energy Move

MOGADISHU — A wave of excitement is building across Somalia as the country prepares to welcome the Turkish-owned drilling vessel Cagri Bey, expected to arrive in Mogadishu starting April 9.   The vessel’s arrival is being hailed as a major milestone in Somalia’s long-awaited efforts to explore offshore oil and gas resources, which officials say could reshape the country’s economic future. Somalia’s...

Soomaaliya oo isu diyaarinaysa soo dhaweynta markabka qodista shidaalka ee Turkiga “Cagri Bey”

MUQDISHO - Waxaa si weyn u soo kordhaya dareenka farxadeed ee guud ahaan Soomaaliya, iyadoo dalka uu isu diyaarinayo soo dhaweynta markabka qodista shidaalka ee Turkiga laga leeyahay, Cagri Bey, kaasoo la filayo inuu soo gaaro magaalada Muqdisho laga bilaabo 9-ka April.   Markabkan ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo ka dhigan horumar cusub oo ku saabsan dadaallada sahaminta shidaalka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo shir amni la yeeshay taliyaasha ciidamada ee ku sugan Koonfur Galbeed

Baydhabo - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo ku saabsan amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda amni ee deegaanka iyo horumarinta nidaamyada maamul iyo caddaaladeed.   Intii uu socday shirka, Madaxweynaha ayaa warbixinno faahfaahsan ka dhageystay taliyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo saraakiisha hay’adaha ammaanka, kuwaas oo soo bandhigay...

Somali forces kill 12 Al-Shabaab militants in airstrikes near Baidoa

BAIDOA, Somalia — Somali National Army, working alongside international partners, launched early morning airstrikes Monday in the Gasarta area, situated between Baidoa and Daynuunaay in the southern Bay region, officials said.   A statement from Somalia’s Ministry of Defence said the strikes specifically targeted members of the Islamist militant group Al-Shabaab. Twelve militants were reportedly killed, while others sustained injuries, according...

WARAR KALE

AUSSOM Welcomes New Ghana Police Force

MOGADISHO – The African Union Mission in Somalia (AUSSOM) has officially welcomed the new Ghana Police Force (GFPU-5) battalion, which has been deployed to...

AUSSOM oo Soo Dhaweysay Guutada Cusub ee Booliska Ghana

MUQDISHO – Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay guutada cusub ee Ciidanka Booliska Ghana...

Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...