Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Hiiraan

Hiiraan – Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen bariga gobolka Hiiraan ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab.   Howlgalkan ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Abaar Cano-weyn oo u dhexeeya Yasooman iyo degmada Moqokori, halkaas oo ciidamada ay ku qaadeen weerar dhabagal ah maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo watay gaari nooca Cabdi-bile ah sida...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Ka Soo Horjeestay Maamulka KMG ee Koonfur Galbeed

Muqdisho – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga soo horjeestay maamulka ku-meelgaarka ah ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u magacowday Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, iyagoo tallaabadaas ku tilmaamay mid jebin cad ku ah Dastuurka Federaalka Soomaaliya iyo kan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.   War-saxaafadeed ka soo baxay golaha ayaa lagu sheegay in Dastuurka Koonfur Galbeed uu si cad u dhigayo...

Interim SouthWest Leader Arrives in Baidoa for Talks on New Administration

BAIDOA, Somalia — A delegation led by the interim leader of Somalia’s SouthWest regional state, Jibriil Abdirashiid Haji Abdi, arrived on Thursday in Baidoa, the administrative capital of Bay region, officials said.   The delegation was received at the airport by government ministers, local politicians, military officers and representatives from various segments of the community. The visit is linked to efforts to...

Somalia Cabinet Approves Key Laws and Agreements, Calls for Peace Amid Security Gains

MOGADISHU, Somalia — The Federal Cabinet of Somalia approved key legislative proposals, international agreements, and regulatory measures during its weekly meeting on Thursday, aimed at strengthening government institutions, fostering cooperation, and promoting national development.   The approved measures include: Draft legislation for the Somali Airports Authority. National policy on the protection of civilians during military operations and conflicts. Draft law on...

Markab laga leeyahay Iran oo lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Soomaaliya – Laamaha ammaanka badaha ayaa Arbacadii sheegay in markab ka babanaya calanka Iran oo lagu magacaabo “Al Waseemi 786” ay kooxo looga shakisan yahay burcad-badeed ku afduubteen meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya.   Sida ay sheegeen Xarunta Amniga Badaha – Geeska Afrika (MSCHOA) iyo Ciidanka Badda Midowga Yurub (EUNAVFOR) dhacdadan waxaa loo aqoonsaday “weerar budhcad-badeed”. Labada hay’adood ayaa sidoo kale...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Gaaray Baydhabo

Baydhabo – Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, oo ah xarunta gobolka Baay.   Wafdiga hoggaamiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay wasiirro ka tirsan xukuumadda, siyaasiyiin deegaanka ah, saraakiil ciidan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Socdaalka hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ayaa la sheegay inuu...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Kale

Muqdisho — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah oo waxtar u leh tayeynta hey’adaha dowladda, iskaashiga iyo horumarka dalka, waxa ayna kala yihiin.   1- Hindise-Sharciyeedka Hey’adda Maamulka Garoommada Diyaaradaha Soomaaliyeed. 2- Siyaasadda-Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Howlgallada Ciidan iyo Colaadaha. 3- Hindise-Sharciyeedka La-dagaallanka Tahriibta iyo ka Ganacsiga Dadka 4-...

Trump accuses Ilhan Omar and Somali Americans of fraud in Minnesota

WASHINGTON (AFP) — U.S. President Donald Trump has leveled sharp accusations against Congresswoman Ilhan Omar and Somali Americans in Minnesota, alleging widespread misuse of public funds, remarks that critics say could inflame tensions.   Trump repeated claims that immigrants from Somalia arrive in the United States with little money but quickly acquire expensive homes and cars, suggesting possible fraud tied to...

Trump oo Weerar Afka ah ku Qaaday Ilhaan Cumar iyo Jaaliyadda Soomaalida ee Minnesota

WASHINGTON – Madaxweyne Donald Trump ayaa eedeymo kulul u jeediyay xildhibaan Ilhaan Cumar iyo guud ahaan bulshada Soomaalida-Mareykanka ah ee ku nool Minnesota, isagoo ku eedeeyay inay ku kacayaan wax-is-daba-marin baahsan oo dhanka hantida dadweynaha ah.   Madaxweyne Trump ayaa ku celiyay markale sheegashadiisa ah in dadka ka yimid dalka Soomaaliya ay dalka Mareykanka soo galaan iyagoo aan wax lacag ah...

Iranian-flagged vessel hijacked off Somalia

An Iranian-flagged vessel, identified as the Al Waseemi 786, has been hijacked by suspected pirates off the coast of Somalia, maritime security agencies reported on Wednesday.   The Maritime Security Centre – Horn of Africa (MSCHOA) and the European Union Naval Force (EUNAVFOR) flagged the incidents a “probable piracy event,” warning that the dhow is likely being used as a mother...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...