Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali PM Meets with Serbian Presidential Envoy to Discuss Strengthening Bilateral ties

MOGADISHU, Somalia - In a significant diplomatic development, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre and Vladimir Orlié, the Serbian Presidential Envoy for the Horn of Africa, held a meeting today at the Prime Minister's office in Somalia.   The primary agenda of the meeting was to discuss ways to enhance the bilateral relations between the two countries and explore avenues for...

Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay Ergay ka socday dalka Seerbiya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Seerbiya u qaabilsan Geeska Afrika Mudane Vladimir Orlié oo maanta soo gaaray Muqdisho.   Ra’iisul Wasaaraha iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ka dhaxeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Seerbiya. Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay shil baabuur oo ka dhacay Muqdisho + Video

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo maanta ka dhacay agagaarka xerada Afisyooni ee degmada Waabari, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.   Shilka ayaa yimid, kadib markii bareeg goostay gaari xamuul ah oo ku dhacay gaadiid kale oo ay la socdeen dad shacab ah. Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay shilkan , halka ay ku...

Somali Officials Unite in High-Level Security Meeting to Bolster Capital’s Safety

MOGADISHU, Somalia - In a significant move to enhance the security of the capital city, a high-level security meeting was recently convened in Mogadishu, the Somali capital.   Chaired by General Sulub Ahmed Firin, the Commander of the Somali Police Force, and Yusuf Madale, the Mayor of Mogadishu, the meeting focused on strengthening the security of Mogadishu and holding individuals accountable...

Saraakiisha amniga magaalada Muqdisho oo shir deg deg ah isugu yimid + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir Gudoomiyay Shirka Amniga Caasimadda iyo kor u qaadida bilicda caasimadda Muqdisho.   Shirka waxaa ka soo qeyb galay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliyaha Hay'adda NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). Sidoo kale waxaa goobjoog ahaa oo warbixino laga dhageystay Taliyaasha Boliiska iyo...

Somalia Rejects Talks with Ethiopia Over Controversial MoU

MOGADISHU, Somalia - The Federal Government of Somalia has firmly stated that it will not engage in dialogue with Ethiopia regarding the controversial Memorandum of Understanding (MoU) signed between Ethiopia and the self-declared region of Somaliland.   This decision was announced in response to a communiqué from the G7 expressing concerns over the agreement between Ethiopia and Somaliland, which Somalia considers...

Somalia: NCC Summit Postponed Amid Political Disputes

MOGADISHU, Somalia - The National Consultative Council (NCC) summit, scheduled to commence in Mogadishu on Saturday, has been postponed by the federal government following the withdrawal of two regional leaders from attending the meeting.   A statement from the office of the Prime Minister confirmed the summit's cancellation, citing technical reasons, and announced its postponement for a brief period. Sources have indicated...

Dowladda Soomaaliya oo mar kale diidday inay wadahadal la furto Itoobiya

MUQDISHO (SMN) -   Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa meesha ka saartay in Itoobiya ay wadahadal la gasho ilaa Addis Ababa ay "waxba kama jiraan" kasoo qaadeyso heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay la gashay Somaliland, sida lagu shegay bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda.   “Soomaaliya waxaa ka go’an inay taageerto nabadda iyo amniga gobolka, waxayna aad u dooneysaa inay xoojiso iskaashiga...

Daawo: Hooyo labadeedii ilmood ku gowracday magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday qaybo kami ah degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.   Dhacdada ayaa timid, kadib markii hooyo lagu magacaabo Shamso ay gowracday gabar iyo wiil oo ay dhashay, falkaas oo si gaar ah uga dhacay waaxda 3-aad ee degmadaasi. Wararka ayaa qaar ayaa sheegaya in hooyada falkan gaysatay...

G7 countries concerned over Ethiopia, Somaliland MoU

MOGADISHU, Somalia - Following the conclusion of the G7 foreign ministers meeting in Capri, Italy, between April 17 and 19, member states expressed concerns regarding the Memorandum of Understanding (MoU) between Ethiopia and the Somaliland region of Somalia announced in January 2024.   The G7 countries encouraged both Ethiopia and Somalia to maintain open dialogue channels to prevent further escalation, working with...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...