Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

New Somali Intelligence Chief Sanbalolshe Takes Office

MOGADISHU, Somalia - In a significant development for Somalia's security and intelligence landscape, Abdullahi Mohamed Ali, widely known as Sanbalolshe took office as the new Director of the National Security and Intelligence Agency (NISA) on Tuesday.   Sanbalolshe, a figure with extensive experience in Somalia's political and security sectors, has previously served in various capacities, including as Minister, Member of Parliament,...

Agaasimaha cusub ee Hay’adda NISA oo xilka la wareegay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee dhawaan la magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Shanbaloolshe) iyo Agaasimihii Hore, Mudane Mahad Maxamed Salaad.   Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Taliyihii Hore ee Hay'adda Mudane Mahad Salaad dadaalka uu ku bixiyey horumarinta shaqada Hay'adda,...

Midowga Afrika oo dalbaday maalgelinta ciidamo lagu beddalayo ATMIS

MUQDISHO (SMN) - Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa shaaciyay in la sameynayo Ciidamo gaar ah oo sii joogi doono dalka Soomaaliya kadib marka ay baxaan askrta ATMIS bisha December ee sanadkan, waxaana uu dalbaday in dhanka dhaqaalaha laga taageero.   Waxaa socda diyaar garowga howlgal xiga mid ATMIS ee sii dhamaanaya, iyadoo ujeedku yahay in lasii wado horumarka...

Ciidamada Xasilinta Caasimada oo amar culus la siiyay, kahor maalmaha Ciida

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha guutada 23-aad ee Gungaar, Gaashaanle Aadan Jeelle ayaa saraakiisha ciidanka xasilinta Caasimadda kula dardaarmay in ay daacad u noqdaan u shaqeynta shacabka.   Gaashaanle Aadan Jeelle ayaa sheegay in sarkaalka qabta shaqa wanaagsan lagu abaal marin doono dallacsiin, sida ay horay u ballan qaadeen madaxda Qaranka. Taliyaha Ciidanka xasilinta ee guutada Gungaar ayaa Saraakiisha faray in ay ka...

AU requests funding for post-ATMIS Somalia mission

ADDIS ABABA - The African Union Peace and Security Council (AUPSC) has demanded adequate, sustainable, and predictable funding for the soon-to-be-established follow-up mission in Somalia.   This is in the wake of the exit of the AU Transition Mission in the Horn of Africa country in December this year. “The AUPSC welcomes the proposal by the Somali government for a post-AU Transition...

Somali Army, Supported by foreign Partners, Kill 50 Al-Shabab Militants in Airstrike

MOGADISHU, Somalia - In a significant blow to the al-Shabab militant group, Somali army forces, supported by international partners, carried out an airstrike that resulted in the death of at least 50 militants.   The operation took place near the Harardhere district in the Mudug region on Monday, targeting a gathering of militants in the Barag Garguurte area. According to state-owned media,...

Security Alert: U.S. Embassy in Nairobi Issues Warning on Threats in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The U.S. Embassy in Nairobi has released a security alert regarding potential threats to various locations in Mogadishu, Somalia, including Aden Adde International Airport.   The Embassy has taken immediate action by canceling all movements of U.S. Embassy personnel for Tuesday, April 9, 2024. The U.S. Department of State's level-four travel advisory ("do not travel") for Somalia remains in...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu laayay duqeyn ka dhacday Mudug

XARARDHEERE (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya saaxiibada beesha caalamka ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar dhanka cirka ah ku dilay kuw dhawaad 50 ka tirsan Al-Shabaab.   Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa si gaar ah uga dhacay deegaan ku dhow Xarardheere, kaas oo lagu magacaabo Baraagta Gurguurte, waxaana kamid ah xubnaha lagu dilay horjooge sare oo...

Safaaradda Mareykanka oo ka digtay weeraro ka dhici kara Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ayaa sheegtay inay heshay xog ku saabsan halis amni oo ku aaddan dhowr goobood oo ka mid ah Muqdisho oo uu ku jiro garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde International Airport.   War qoraal ah oo ay safaaraddu soo dhigtay boggeeda ayey ku sheegtay in la joojiyey dhammaan dhaqdhaqaaqii shaqaalaha safaaradda Maraykanka berrito oo bishu...

Sawirro: Dowladda Soomaaliya oo gaari qalabeysan ku wareejisay maamulka SSC

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyed Dr. Cali Xaaji Aaden ayaa Gaari qalabeysan oo nooca gargaarka deg dega ah (ambulance) ku wareejiyey Xildhibaan Farxiya Yuusuf Cumar Faahiye oo ka wakiil ah Isbitaalka Casuura ee deegaanka Yagoori ee Maamulka SSC-Khaatumo.   Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Dr. Cali Xaaji Aaden ayaa sheegey in...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...