36 Dhakhtar oo Sacuudiga ku kala saaray mataano Soomaaliyeed ka dib qalliin 12 saacadood...
RIYADH - Kooxda dhakhaatiirta qalliinka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa maanta si guul ah ugu kala saaray Isbitaalka Takhasusiga ah ee Carruurta ee Boqor...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Soo Xiray Tartanka Quraanka Kariimka Ee Bisha Ramadaan
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan, isaga oo...
Dagaallo Ka Socda Kordofan Ee Sudan Oo Dilay Ugu Yaraan 32 Qof
Khartoum – Ugu yaraan 32 qof ayaa ku dhintay dagaallo ka dhacay gobolka Kordofan koonfureed ee Sudan intii u dhaxaysay Arbacadii iyo Khamiistii, sida...
Qaramada Midoobay Oo Magacowday Taliyaha Cusub Ee Hawlgalka Nabadda Ee Koonfurta Suudaan
JUBA - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa Khamiistii magacaabay Janaraal Sare Junhui Wu oo ka tirsan Shiinaha inuu noqdo taliyaha cusub...
Agaasimaha NISA Oo Ka Qayb Galay Munaasabad Lagu Sagootinayey Kaaliyihii Hore Ee Amniga Hay’adda
Muqdisho – Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu sagootinayay Kaaliyihii...
Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirka 59-aad Ee Gaarka Ah Ee Golaha Wasiirrada EAC
Arusha – Danjire Ilyaas Cali Xasan, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Mahadceliyey Doorka Baarlamaanka Ee Dhammeystirka Dastuurka
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan af-fur ah oo uu la yeeshay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...
Maxaa kasoo baxay Shirkii Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?
MUQDISHO - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa looga hadlay amniga dalka, gurmadka xaaladda abaaraha, hawlgaladdii ugu...
Sacuudiga: Qalliinka Kala Saarista Mataano Soomaali ah oo Ka Socda Isbitaalka Boqor Cabdalla
RIYAADH — Qalliinka lagu kala saarayo mataano Soomaaliyeed oo isku dheggan ayaa ka socda King Abdullah Specialist Children's Hospital, iyadoo ay fulinayaan koox dhakhaatiir...
Xildhibaanadii Garoowe Lagu Celiyay Oo Saaka Loo Ogolaaday Inay Ku Laabtaan Deegaanadoodii
Muqdisho – Xildhibaanadii dhawaan lagu celiyay hawada iyagoo ku sii jeeday Garoowe ayaa saaka loo ogolaaday in ay ku laabtaan deegaanadoodii, sida uu xaqiijiyey...















