Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Shirka arrimaha doorashooyinka oo ka furmay magaalada Muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa mudada uu socdo diirada...

Madaxweyne Saciid Deni oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow soo gaaray Muqdisho, iyada oo lagu soo dhoweeyey garoonka Aadan Cadde. Deni ayaa ka...

Taaliban oo laga dilay 15, lagana qabsaday saddex degmo

Ciidamo daacad u ah dowladdii la riday ee Afghanistan ayaa Jimcihii Taaliban dib uga qabsaday saddex degmo oo ku yaalla waqooyiga dalkaasi maalmo uun...

Shirka golaha wada-tashiga qaran oo maanta ka furmaya Muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta oo sabti ah si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Kulankan oo uu shir guddoomin doono...

Aqriso: Madaxweynaha Puntland oo magacaabay agaasimeyaal cusub

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 24 ee 19ka August 2021, kuna saabsan magacaabid Agaasime Waaxeedyo. Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: ...

Soomaaligii ugu horreeyay oo ka mid noqday baarlamaanka Nova Scotia

Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo ka mid noqda xildhibaannada...

Puntland oo beenisay in gaadiidka lacago looga qaado Boosaaso

Gaanshaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud oo ah taliyaha qaybta Booliska Gobalka Bari ee Puntland ayaa beeniyay warar baraha bulshada lagu faafiyay oo ku saabsan...

Maxay Ilhaan Cumar ka tiri xaaladda dalka Afghanistan & isbedalka ka dhacay?

Daad-gureyn ballaaran ayaa ka socota Afghanistan ka dib markii horraantii toddobaadkan ay xoogagga Taliban la wareegeen talada dalkaas. Pentagon-ka Mareykanka ayaa sheegay in saraakiisha...

Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo ku soo wajahan magaalada Muqdisho

Maalinta berri oo Sabti ah  ay ay ku beegantahay 21-bisha ayaa waxaa la filayaa in Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho uu ka furmo...

Kulan looga hadlay arrimaha dastuurka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Kulankaan oo loo qabtay qeybaha bulshada ,waxaa looga hadlay hubinta iyo taageerada ansixinta Dastuurka cusub ee joogtada ah ee Soomaaliya kaas oo muddo 3-cisho...

WARAR KALE

Somalia Receives Credentials of New Omani Ambassador After Embassy Reopens in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, on Sunday received a copy of the credentials of Oman’s...

Minister of Defence and British Ambassador Discuss Strengthening Defence and Security Cooperation

MOGADISHU - The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, met today with the British Ambassador to Somalia,...

Madasha Ganacsatada Soomaaliyeed ee GSEF2026 oo markii saddexaad lagu qabtay Nairobi

Nairobi, Kenya – Madasha Caalamiga ah ee Ganacsatada Soomaaliyeed, oo loo soo gaabiyo GSEF2026, ayaa markii saddexaad lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,...