Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

IGAD oo ku ugu baaqday hoggaamiyeyaasha Soomaaliya inay heshiis ka gaaraan doorashooyinka

Jabuuti - Urur Goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo la-hawlgalayaasha caalamiga ah inay bixiyaan maalgelin ku filan, la saadaalin karo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Muqdisho kula kulmay safiirka Ingiriiska

Muqdisho - Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u jooga Soomaaliya, Amb....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhawaaqay hirgelinta hannaanka tartanka furan ee shaqaalaha dowladda

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Qodobka 161-aad, farqaddiisa 1-aad, Sharciga...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay danaha labada dal

Nairobi, Kenya - Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane Jabril Ibrahim...

SoDMA oo ka qeyb gashay shir looga hadlay diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

Addis Ababa, Itoobiya: Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay shir heerkiisu sarreeyo...

Safiirka Soomaaliya ee Azerbaijan oo ka qeybgalay munaasabad looga hadlay iskaashiga

Baku, Azerbaijan - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Azerbaijan, Danjire Cabdinuur Daahir Fiidoow, ayaa magaalada Baku kaga qeybgalay munaasabadda 15-sano guurada Hay’adda Horumarinta Caalamiga...

Kaaliyaha Guutada 77-aad oo kormeer shaqo ku tegay degmada Balcad

Balcad, Shabeellaha Dhexe - Kaaliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/le Dhexe Axmed Iidle Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tegay fariisimaha Ciidanka ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir-guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada

MUQDISHO — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyay kulankii toddobaad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka,...

Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo Bogaadiyay Taageerada Turkiga ee Soomaaliya [Sawirro]

MUQDISHO: Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaal dhaqameed, Salaadiin, Ugaasyo, Nabaddoonno iyo Waxgarad Soomaaliyeed ayaa lagu bogaadiyay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo si...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal ka fuliyey deegaanka Leego

Leego, Soomaaliya - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad iyo Cutubka Gaarka ah ee Gawaarida Gaashaaman, ayaa howlgal bur-burin...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...