Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyihii maamulka deegaanka Garasbaaley oo qarax lagu dilay

Guddoomiyihii maamulka deegaanka Garasbaaley AUN Maxamed Abuukar Afrax ayuu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax maanta lala beegsaday gaarigiisa. Sida ay Shabelle u xaqiijiyeen...

Aqriso: Habraaca doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya

Guddiga doorashooyinka ee heer federaal ayaa maanta soo saaray habraaca doorashadda xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Halkan hoose ka aqriso:- Soomaaliya Ergada...

Duqa Muqdisho oo kormeer ku tegay xarumo dhowr ah + Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xarunta dhalashada iyo sugnaanta iyo xarunta taliska ciidanka...

Safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Danjiraha Cusub  ee dowladda Federaalka Soomaaliya dhawaan u magacaawaday Sacuudiga ayaa warqadaha aqonsiga danjirenimo u gudbiyay Wasaaradda Arimaha Dibadda dalkaas Danjire Saalim Macow Xaaji ayaa...

Guddiga doorashooyinka oo baaq u diray madaxda maamul goboleedyada

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro ayaa ugu baaqay Madaxda Maamul Goboleedyada kale ee aan wali soo dhameystirin doorashada xubnaha Aqalka...

Faah faahino kasoo baxaya weerar ka dhacay gobolka Hiiraan + khasaaraha

Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ay fuliyeen dabley hubeysan uu ka dhacay qeybo ka...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulamo ka wada dalka Masar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga ku wehelinaya booqashada uu ku joogo dalka Masar ayaa kulan laba geesood ah...

Somali military kills Al-Shabaab members in past month

The Somali Armed Forces have killed at least 279 terrorists affiliated with the al-Shabaab terror group in the past month, a military official and...

Boqolaal ciidamo Mareykan ah oo ku wajahan magaalada Kabul

Toddobaadyo un kahor inta aanay dowladda Mareykanka soo geba-gebeyn kasoo saarista militarigeeda ee dalka Afghanistan, ayaa taliyayaasha waxay boqolaal askari oo cusub u direen...

Wafdi uu hoggaaminayo Rooble oo u ambabaxay dalka Masar + Ujeedka

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Qaahira ee dalka Masar oo uu ku joogi doono booqasho labo...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo hooyadiis

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hooyo Safiya Macallin Cabdulle Cumar iyo wiilkeeda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee AfCFTA

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Wamkele Mene, Xoghayaha Guud...

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo shaqo siisay hooyada ardaygii kaalinta koowaad ka...

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...