Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Shir u dhexeeya DF & Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho iyo mas’uuliyiin...

Al-Shabaab oo war ka soo saartay dagaallo ka dhacay gobolka Mudug

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa guullo ka sheegtay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ay kula galeen koonfurta gobolka Mudug. War rasmi ah oo...

Maxay isku hayaan xubnaha guddiga doorashooyinka dalka?

Waxaa soo shaac baxay khilaaf ka dhex abuurmay guddiga hirgalinta doorashada heer federaal, kadib markii ay isku qabteen habraaca doorashada xubnaha golaha shacabka. Guddiga ayaa...

Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo u ambabaxay gobolka Hiiraan

Waxaa goordhaw Magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye, kuwaas oo ku wajahan magaalada Buulo-Burde...

Galmudug oo faah faahin ka bixisay dagaalladii ka dhacay Mudug

Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyey dagaallo ka dhacay koonfurta gobolka Mudug. Falagle ayaa...

Rooble oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Cabdiqaasim

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hogyiiga magaalada Qaahira ku booqday Madaxweynihii hore ee dalka mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan...

Guddiyada doorashooyinka oo faah faahiyey habraacyada ay soo saareen

Afhayeenka Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay habraacyada ay soo saareen Guddiga  Hirgalinta  Doorashada Soomaaliya ee ku saabsan Golaha Shacabka. Afhayeenka Guddiyada doorashooyinka...

Arab League voices support for stability, development in Somalia

Arab League (AL) Secretary-General Ahmed Aboul-Gheit on Tuesday voiced full support for any steps that promote security and stability in Somalia. In a statement, Aboul-Gheit...

Egypt, Somalia discuss means of boosting ties, regional developments

Egypt’s Foreign Minister Sameh Shoukry discussed on Tuesday ways to boost relations with Somalia during a meeting with Somali Prime Minister Mohamed Roble, the...

R/W Rooble oo booqday xarunta Jaamacadda Carabta ee Qaahira

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Masar ayaa maanta booqday xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo hooyadiis

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hooyo Safiya Macallin Cabdulle Cumar iyo wiilkeeda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee AfCFTA

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Wamkele Mene, Xoghayaha Guud...

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo shaqo siisay hooyada ardaygii kaalinta koowaad ka...

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...