Puntland oo shaacisay xilliga ay qabaneyso doorashada Aqalka Sare
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada maamul goboleedka puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay guddiga qabashada doorashada Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.
Guddigan ayaaa...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Nairobi
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa saacadaha soo socda ku sii jeeda gudaha magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, sida uu shaaciyey afhayeenka xukuumadda.
Rooble ayaa wada-hadallo...
Qoo Qoor oo kulan la yeeshay guddiga doorashooyinka dalka
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay qasriga madaxtooyada ku qaabilay xubno ka socday Guddiga Hirgelinta doorashooyinka iyo guddiga Xalinta Khilaafkaadka...
Saciid Deni oo shaaciyey liiska xubnaha musharraxiinta ee Aqalka Sare
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska tartamayaasha kuraasta Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Sooomaaliya.
Deni ayaa soo saaray 22 musharrax...
Somalia, Kenya agree to shore up ties
Somalia and Kenya have agreed to shore up their frosty diplomatic relations following a meeting in Mogadishu on Sunday between senior officials from the...
Maxay ka wada-hadleen Rooble iyo madaxweynayaashii hore ee dalka?
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif...
Xukuumadda Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay Qaramada Midoobay
Qoraal ka soo baxay xafiiska ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa lagu faah faahiyey heshiis cusub oo ay xukuumadda Soomaaliya maanta la saxiixatay Qaramada Midoobay.
Heshiiskan...
Iska hor imaad khasaare geystay oo ka dhacay degmada Baardheere
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya inay is rasaaseeyeen labo askari oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ku sugan halkaasi.
Ilo...
Safaaradda Kenya ee magaalada Muqdisho oo xarigga laga jaray
Wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Raychelle Omamo iyo dhiggeeda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray dhisme cusub oo safaaradda Kenya...
Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka socda duleedka degmada Dhuusamareeb
Ciidamada Xoogga dalka qeybtooda 21-aad ayaa maanta fariisimo cusub ka sameystay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ay...















