Guddiga doorashooyinka dalka oo gaaray Dhuusamareeb + Sawirro
Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka Soomaaliyaa Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.
Guddoomiye Maxamed Cirro iyo...
Al-Shabaab free miraa drivers abducted along Wajir-Garissa border
Two miraa drivers reportedly abducted by suspected Al-Shabaab militants along the Wajir-Garissa border five days ago have been released.
Mr Bashe Mahamud and Mr Mohamed...
Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid wasiir Asad Xuseen
Madaxweynaha Puntland ee Soomaaliyeed Mudane Siciid Cabdulahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle...
Wasaaradda caafimaadka oo warbixin cusub kasoo saartay cudurka Covid-19
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saartay kiisaska cudurka COVID-19 ee la diiwaan geliyey 24-kii saac ee ugu dambaysay.
Warbixinta wasaaradda waxaa...
Midowga musharraxiinta oo kulan ka yeeshay xaaladaha soo kordhay
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo xalay xaaladaha soo kordhay ay ka yeesheen xubnaha golaha midowga musharraxiinta mucaaradka...
Guddiga xalinta khilaafaadka oo ku wajahan magaalada Dhuusamareeb
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, Maxamed Ibrahim Barre iyo waDti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Galmudug.
Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka...
Puntland oo boggaadisay dadaallada Rooble iyo hoggaamintiisa dalka
Puntland ayaa boggaadisay dadaallada Ra'iisul Wasaare Maxamed Xusseen Rooble iyo hogaamintiisa dalka ee muddada kala guurka ah, gaar ahaan hirgelinta doorashooyinka iyo xoojinta xiriirka...
Somalia receives 108,000 more doses of COVID-19 vaccines
Somalia on Sunday received 108,000 additional doses of the Oxford/AstraZeneca COVID-19 vaccine to help intensify the fight against the pandemic in the country.
The vaccines...
Rooble oo qoraal xasaasi ah soo saaray – Maxaa soo kordhay?
Ra’isul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble
Sida ay lawada socdaan bulshada Soomaaliyeed, Dalku waxa uu ku jiraa marxalad adag oo dhammaan hay’adaha Dastuuriga ah uu...
Somali president freezes new trade, security pacts until after polls
Somali President Mohamed Farmajo has issued a directive barring all government officials and public institutions from entering into new economic, political and security agreements...















