Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland oo Cambaareysay Weerarka Lagu Qaaday Xildhibaanadeeda ku Sugan Muqdisho

Garoowe – Dowladda goboleedka Puntland ayaa si kulul u cambaareysay weerar ay sheegtay in saaka abaare 03:00am ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku qaaday xildhibaannada...

Hey’adaha Amniga DFS oo Weerar ku Qaaday Hoteel ay Deganaayeen Xildhibaano ka Soo Jeeda...

Muqdisho – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in hey’adaha amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ay xalay xilligii saxuurta weerar ku qaadeen hoteel ku...

Rooble oo Ka Hadlay Xildhibaano Laga Hor Istaagay Safar ay ku Tegi Lahaayeen Garoowe

Muqdisho – Ra’iisulwasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka hadlay xildhibaano lagu eedeeyay in laga hor istaagay safar wadatashi ah...

SoDMA iyo Guddiga Abaaraha Galmudug oo Gaaray Mudug Gurmad Biyo ahna gaarsiiyey...

Mudug – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, kuna guda jira maalintii 5-aad safarka...

Madaxweynihii Hore Farmaajo oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu kulan miro-dhal ah la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan...

Mareykanka Oo Cunaqabateyn Ku Soo Rogay Rwanda Kadib Taageeradii Kooxda M23 ee Bariga DRC

Washington, D.C. – Dowladda Mareykanka ayaa ku soo rogtay cunaqabateyn militari iyo dhaqaale Rwanda iyo afarta sarkaal ee ugu sarreeya, iyadoo lagu eedeeyay “taageero...

Madaxweyne William Ruto oo cambaareeyay weerarrada Iran ee dalalka Khaliijka

Nairobi, Kenya – Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa si adag u cambaareeyay weerarrada aargudashada ah ee ay Iiraan ku qaaday sideed dal oo ka...

Iran Oo Lagu Sheegay Inay Weerari Karto Berbera Ka Dib Wadahadalladii Somaliland iyo Israa’iil

Somaliland – Wargeyska Addis Standard ayaa warbixin faahfaahsan oo uu daabacay ku sheegay in heshiis la sheegay inuu dhex maray Somaliland iyo Israa’iil uu...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo daah-furay Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee Socdaalka Gudaha

Muqdisho – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duhulow ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay hirgelinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Muqdisho kula kulmay Ku-Xigeenka Safiirka Mareykanka

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Ku-Xigeenka...

WARAR KALE

Somali Political Group Backs Southwest State as Federal Tensions Escalate

MOGADISHU, Somalia — A Somali political group has declared its support for the Southwest State administration amid escalating tensions with the federal government, calling...

Lafta-Gareen oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed [Sawirro]

BAYDHABO -Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan deg deg ah la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulankan ayaa diiradda lagu...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Iran ee kaabayaasha tamarta dalalka Khaliijka

Muqdisho - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa weerarrada ay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ku bartilmaameedsatay kaabayaasha tamarta muhiimka ah ee...