Eritrea oo Imaaraadka ku Eedeysay Gumeysi Dekadeed iyo Soomaaliya oo Bartamaha Loollanka Gashay
Asmara – Dowladda Eritrea ayaa si adag ugu eedeysay Imaaraadka Carabta inay waddamada Afrika ka wadaan waxa ay ugu yeertay “gumeysi ku salaysan dekedaha”,...
Wasiirka Beeraha iyo WFP oo ka wada hadlay qorshayaasha iskaashiga ee 2027
Muqdisho, Soomaaliya: Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo...
Wasaaradda Batroolka oo Golaha Aaqalka sare horgeysay heshiis ku saabsan iskaashiga macdanta
Muqdisho, Soomaaliya - Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya horgeysay heshiis ku saabsan iskaashiga iyo...
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey heshiis ku saabsan iskaashiga macdanta
Muqdisho - Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya horgeysay heshiis ku saabsan iskaashiga iyo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la-xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay Wasaaradaha Federaalka
Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la-xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo diiradda lagu...
Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga
Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadaha dalka
Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka, taas...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga duulista iyo dib-u-soo-celinta Somali Airlines
El Alamein, Masar - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Xildhibaan Cabdikariin Cabdow Xeydar, ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar kaga qeybgalay Shirweynaha...
SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay yareynta saameynta fatahaadaha
Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed, ayaa kulan la yeeshay George Conway,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna Guddoomiyaha Hay’adda...















