Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxay ka wada-hadleen Mahdi Guuleed iyo ergeyga Qatar?

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan gaar ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda...

EU urges demilitarization of Mogadishu, Somalia

The European Union Ambassador to Somalia Nicolas Berlanga has on Monday said that ‘Demilitarization of Mogadishu is now the priority’.

Sawirro: Madaxweynaha JF oo warqadaha ka guddoomay safiirka Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane...

Bayle oo kulan la qaatay xubno ka tirsan Bangiga Hormarinta Afrika

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan dhinaca Khadka Internetka ah ee Aalada  Zoomka) waxaa uu kula qaatay xubno...

Wasiir Dubbe oo ka hadlay maalinta Saxaafadda Aduunka

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Osman Abokar Dubbe ayaa hambalyo u diray dhamaan saxafiyiinta caalamka , si...

Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Dunida

Saxaafaddu waa muraayad laga  daawado  taariiikhda soo jireenka ah iyo horumarka dhaqan dhaqaale ee ka muuqda waxbarashada,tiknolojyada iyo guud ahaan ilbaxnimada  caalamka ee...

Death and detention major threats to media freedom in Somalia

Two journalists were killed and another 33 were detained while 133 cases of intimidation were logged in Somalia during 2020, the National...

Dayniile oo u gudubtay wareega saddexaad ee tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Dayniile iyo Howlwadaag oo ka wada tirsan gobolkan Banaadir,...

Sawirro: Dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo weli ka socda magaalada Muqdisho

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, waxayna...

Puntland oo xukun adag ku ridday rag ka tirsanaa Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun dil ah ku ridday shan ruux oo lagu eedeeyey...

WARAR KALE

SoDMA, Air Force Plan Super El Niño Flood Response

MOGADISHU, Somalia -- Somalia is preparing for possible flooding and other humanitarian emergencies as officials step up efforts to respond to the potential impact...

Chad oo u dabaaldegaysa sannad-guuradii 66-aad ee xornimada

N’Djamena – Dalka Chad ayaa 11-ka Agoosto, u dabaaldegaya sannad-guuradii 66-aad ee ka soo wareegtay markii uu xornimada ka qaatay Faransiiska, iyadoo Madaxweyne Mahamat...

Somali Opposition Group Challenges Election of New Lower House Speaker

MOGADISHU — The Somali Future Council has challenged the election of a new speaker of Somalia’s House of the People, arguing that parliament’s constitutional...