Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas...

WARAR KALE

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo qaabilay Danjiraha Qatar u fadhiya Itoobiya iyo Midowga Afrika

Addis Ababa – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Mudane Mahmoud Ali Youssouf, ayaa subaxnimadii xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya dalka Itoobiya,...

Imaaraadka oo la sheegay in garoomada Berbera iyo Boosaaso u beddelay xarumo militari

MUQDISHO - Imaaraadka Carabta ayaa garoomada diyaaradaha ee Berbera iyo Boosaaso ka sameeyay xarumo militari, kuwaas oo lagu horumariyay kaabayaal ciidan, sida lagu sheegay...

Ciidanka Danab iyo Mareykanka oo duqeyn cirka ah ka fuliyey gobolka Baay

Leego, Bay - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo kaashanaya saaxiibada dowladda Mareykanka, ayaa xalay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyey deegaanno...