Sidee ayuu u dhacay dhageysiga kiiska dilkii Dhagajuun?
Maxakamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u billowday dhageysiga gar-maqalka kiiska dilka Aun guddoomiyii degmada Hodan Cabdixakiin...
Galmudug oo ciidamo geysay koonfurta Mudug + Sawirro
Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ciidamo dheeraad ah geysay deegaano dhaca bariga gobolka Mudug ee bartamaha...
Midowga Yurub oo dhaqaale ugu deeqay dalal ay ku jirto Soomaaliya
Iyadoo ay sii kordhayso baahida gargaarka samafalka ee Geeska Africa ayaa waxaa Guddiga Midowga Yurub ay ku dhawaaqeen kaalmo cusub oo la...
UN Security Council urges end to Somalia political crisis
The UN Security Council adopted a statement Friday calling on parties in Somalia "to reject violence and resume dialogue as a matter...
Maraykanka oo ergey cusub u soo magaacabay Geeska afrika
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa u magacaabay Jeffrey Feltman, inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika.
Xamarweyne iyo Waaberi oo xalay baratamay tartanka Shabelle
Degmooyinka Xamarweyne iyo Waaberi oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle,...
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Kooxo Burcad Koonfur Afrrikan ah, ayaa waxay dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo kamid ahaa dadka ku Ganacsado dalkaas Koonfur Afrrikan, dilka kadib ayaa...
Maxkamadeynta rag loo heysto dilka guddoomiyihii Hodan oo bilaabatay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxay Billowday Fadhiga Maxkamadaynta Rag loo haysto Dilkii Magaalada Muqdisho loogu geystay Guddoomiyihii hore...
Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray Baraawe + Sawirro
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) ayaa maanta oo Jimco ah gaaray magaalada Baraawe ee Caasimadda...
Sawirro: R/W Rooble oo la kulmay saraakiisha Ammaanka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shir ku saabsan amniga caasimadda, ayaa faray in tallaabo deg deg...















