Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Hay’adda Culimada oo ka digtay hurinta Colaad Sokeeye

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa Shacabka iyo Siyaasiyiinta uga digtay in laga fogaado hurinta Colaad Sokeeye. Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed...

DF oo billowday baaritaan ku aadan shaqaaqadii garoonka

Wasiirada Amniga iyo Gaadiidka Soomaaliya oo ay wehliyaan Taliyeyaasha Booliska iyo hay’adda Socdaalka oo kulan ka yeeshay shaqaaqadii ka dhacday garoonka diyaaradaha...

Chinese Naval base in Africa to support carriers

Amid China's growing influence in Africa, a top US commander has revealed how a recently completed pier at the Chinese naval base...

Arab League voices concern over the recent situation in Somalia

The Arab League (AL) on Thursday voiced deep concerns over the recent situation in Somalia and the ongoing critical conditions for reaching...

African Union to meet over the situations in Chad and Somalia

The African Union Peace and Security Council has announced that it will hold a meeting today Thursday 22 April 2021, at 12:30pm...

DF Soomaaliya oo digniin u jeedisay Jabuuti iyo Kenya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo shacabka si toos ah ugala hadlayay Warbaahunta...

Wasiirka Arrimaha dibadda oo warbixin siiyey Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa uga warbixiyay Golaha Ammaanka Midowga Afrika xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya. Wasiirka...

Rooble oo war kasoo saaray dhacdadii garoonka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali karin dhacdadii foosha xumeyd ee ka...

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Wararka laga helayo wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay muwaadin Soomaali ah oo sidoo kale ka mid ah...

Aqriso: Madaxweynaha Puntland oo magacaabis sameeyey

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 oo uu ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sool.

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u Diray Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Qorshe-hawleedka Kalfadhiga 8-aad

MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo...

Abdulkadir Mohamed Nur elected Lower House speaker with 142 votes

MOGADISHU – Abdulkadir Mohamed Nur was elected speaker of Somalia’s House of the People on Monday, securing 142 votes in a parliamentary election held...