Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Muqdisho + khasaaraha

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo barqanimadii maanta ka dhacay xaafadda Daaru-Salaam ee magaalada Muqdisho.

Waaberi iyo Dharkenley oo ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Degmooyinka Waaberi iyo Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa xalay ku baratamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle.

Dowladda Soomaaliya oo dhambaal tacsi ah u dirtay Masar

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa...

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu safar shaqo ku gaaray Dalka...

MW Farmaajo oo wada-hadallo la yeeshay Dhiggiisa Koongo + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay magaalada Jowhar

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa ee AMISOM, qaybtooda Burundi ayaa gacanta ku dhigay tiro...

Somali president arrives in DR Congo

President Mohamed Farmaajo of Somalia is seeking the support of the African Union in his last week’s decision to extend his term...

Somali, AU forces arrest Shabab fighters in joint operation

Somali National Army (SNA) and African Union Mission (AMISOM) forces arrested several Shabab fighters in a joint operation in southern Somalia on...

Somaliland oo ciidamo kala dhex-dhigtay beelo dagaalamay

Maamulka gobolka Sool ayaa sheegay inay ciidamo xooggan ay geeyeen Ceelka Dhabar-Dalool ee degmada Xuddun oo ay dhawaanahan ku dagaalamayeen maleeshiyaad...

Siciid Deni oo cafis u fidiyey ku dhawaad 100 maxaabiis ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna saabsan Cafis Guud oo uu u fidiyey...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u Diray Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Qorshe-hawleedka Kalfadhiga 8-aad

MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo...

Abdulkadir Mohamed Nur elected Lower House speaker with 142 votes

MOGADISHU – Abdulkadir Mohamed Nur was elected speaker of Somalia’s House of the People on Monday, securing 142 votes in a parliamentary election held...