Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxkamadda ciidamada Puntland oo xukuntay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku ridday 8 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab.

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Baydhabo + Sawirro

Magaalada Baydhabo ee  Xarunta ku meel gaar ka ah ee Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa gaaray wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Wasaaradda...

Lafta Gareen oo guddoomiyey shirka golaha amniga K/Galbeed

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey shirka golaha amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo todobaadkan ay...

DF oo kala dirtay guddiyadii doorashada ee heer federaal + Sawirro

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xalay kulan la yeeshay madaxdii guddiyada Doorashooyinka heer federaal iyo heer dawlad...

Golaha ammaanka ee QM oo ka shiray xaaladda Soomaaliya

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in dib loo soo nooleeyo wadahadalladii Afisyooni ee u dhexeeyay Dowladda Federalka Soomaaliya...

Maxay ka wada-hadleen wasiir dibadeedyada Somalia & Tuniisiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa shalay gelinkii dambe oo Isniin ahayd, teleefoon kula xiriiray dhiggiisa...

Tirada kiisaska Coronavirus ee Soomaaliya oo kordhay

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad hor leh oo laga Cudurka Covid-19, kuwaasi oo baaritaano Caafimaad lagu sameeyay, kadibna laga helay xanuunka.

Sawirro: Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay qoysas ku nool Gaalkacyo

Maamulka dagmada Galkacyo ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Gaalkacyo ee...

Somalia sees an upsurge in Covid-19 cases

The Somali Ministry of Health has announced new cases of Covid-19, which have been tested and diagnosed. A daily...

Somalia welcomes African Union’s help in solving crisis

Somalia said Monday that it would welcome the African Union taking a principal role in facilitating a process that would lead to...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u Diray Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Qorshe-hawleedka Kalfadhiga 8-aad

MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo...

Abdulkadir Mohamed Nur elected Lower House speaker with 142 votes

MOGADISHU – Abdulkadir Mohamed Nur was elected speaker of Somalia’s House of the People on Monday, securing 142 votes in a parliamentary election held...