Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo kulan la qaadatay danjiraha Shiinaha
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Aadanaha XFS Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa kulan la qaadatay danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian,...
Degmada Dayniile oo u gudubtay wareega ugu dambeeya ee tartanka Shabelle
Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Dayniile iyo Warsheekh oo ka kala tirsan gobollada Banaadir...
R/W Rooble oo baaq soo saaray, kadib qaraxii saldhigga degmada Waabari
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si adag u cambaareyey araxii xooganaa ee xalay fiidkii ka dhacay gudaha...
Taliska Booliska oo faah faahiyey qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay dhimashada 6 qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen Saraakiil Sarsare oo katirsan Booliska Soomaaliya, halka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo war kasoo saaray qaraxii saldhigga Waabari
Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa looga hadlay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay saldhigga Booliska degmada Waabari ee gobolka...
Mogadishu hit by a deadly car bomb blast
At least six people were killed and several wounded in a suicide car bomb attack in Mogadishu, the Somali capital on Sunday...
Sawirro: Faah faahino kasoo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada...
Maxaa ka jira in Farmaajo iyo Uhuru ay ku kulmayaan magaalada Dooxa?
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay wararka sheegaya in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya...
Somalia slams Kabul attack
The Federal Government of Somalia condemns the terrorist bombings that killed innocent students in the Afghan capital Kabul.
We...
How Kenya-Somalia relations were restored
Somalia restored diplomatic relations with Kenya on Thursday after five months following mediation by Qatar led by Emir Sheikh Tamim Al Thani.














