Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Bulshada Soomaaliyeed oo looga digay qatarta cudurka Covid-19

Maamulka Isbitaalka Martiini ayaa uga digay bulshada in aad looga taxadaro faafitaanka cudurka COVID-19 inta lagu jiro damaashaadka Ciidda.

Madaxweynaha JF oo hambalyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan bilashada bisha Soonfur...

Duqa magaalada Muqdisho oo digniin culus soo saaray + Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer kadis ah ku tagay qaar kamid ah...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Burundi

Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Burundi Mudane Évariste Ndayishimiye oo kulan-doceed ku yeeshay caasimadda Kambaala ee...

Greek government investigate migrant deaths on Chios

Greece's Ministry of Immigration and Asylum has dispatched a special unit of investigators to the island of Chios following the recent deaths...

Somalia regrets Kenya’s move to ban flights

The Somali government on Tuesday regretted Kenya's decision to suspend commercial flights to and from Mogadishu, the capital of Somalia.

Drought, torrential rains devastate Somalia

The United Nations warns Somalia faces a perilous future as drought followed by torrential rains have destroyed this year’s planting season.

DF Soomaaliya oo ciida darteed u fasaxday Shaqaalaha Soomaaliyeed

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha...

Puntland oo xukuno adag ku ridday xubno ka tirsan Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Galkacyo, ayaa xukun dil ah ku ridday  shan xubnood oo lagu helay in ay ka tirsan yihiin...

Maxaa ka jira in Kenya Airways ay billaabeyso duulimaadyo Hargeysa ah?

Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa sheegtay in weli uu hakad ku jiro qorshe ay ku billaabeyso duulimaadyo isaga kala goosha magaalooyinka Nairobi...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Turkiga oo ku heshiiyey xoojinta iskaashiga amniga, iyadoo la dhagax-dhigay xarunta cusub...

MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sabtidii xarunta Madaxtooyada ee Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Milatariga Turkiga, Jeneraal...

Somalia, Türkiye Pledge to Deepen Security Cooperation During Visit by Turkish Military Chief

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday received Türkiye’s Chief of General Staff, General Selçuk Bayraktaroğlu, at the presidential palace in...

Xubinta Ganacsiga ee Shabelle 21-11-2026

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaan adiin soo gudbinaynaa si muuqaal ah xubinta Ganacsiga ee Shabelle, oo Maalin walba ka daawan kartid Shabelle TV, kana dhageysan...