Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dhageyso: Warka subax ee Idaacadda Shabelle

Halkan hoose ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho.

Sawirro: Wasiirka Awqaafta ee Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Rooble oo ku sugan magaalada Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga ayaa...

Wasiir Beyle oo aaladda fogaan aragga uga qeyb-galay shir muhiim ah + Sawirro

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Wasiirada Maaliyadda ee dalalka...

Sawirro: Hormuud Salaam Foundation oo Oxygen ku wareejisay DF Soomaaliya

Hormuud Salaam Foundation ayaa 400 oo haamood oo Oxygen ah ku wareejisay Dowladda Federaalka Soomaaliya, si loogula tacaalo dadka uu soo ritay...

Biyo la’aan baahsan oo ka jirta gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan koofurta gobalka Mudug ayaa sheegaya, in halkaasi ay ka jirto abaar ba’an oo saameyn ku yeelatay...

Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah + Sawirro

Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah, kuwaasi oo ku aaddan xaquuqda Shaqaalaha. Munaasabad...

SARKAAL KA TIRSANAA AL-SHABAAB OO LAGU DILAY HOWL-GAL KA DHACAY SH/HOOSE

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen...

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas...

WARAR KALE

Ilhan Omar oo qorsheyneysa inay ka guurto gurigeeda Washington kadib baaritaan federaal ah iyo...

WASHINGTON — Xildhibaanad Ilhan Omar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa sheegtay inay ka guureyso gurigeeda ku yaalla Washington, DC, kaddib markii ay...

Ilhan Omar to leave Washington home after federal search and death threats

WASHINGTON — US Congresswoman Ilhan Omar says she plans to move out of her Washington home after federal agents searched the property, citing death...

Somali prime minister urges women religious scholars to help strengthen society

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre called on women religious scholars to play a greater role in strengthening state institutions, promoting...