Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka telefoonka kula hadlay Boqorrada Urdun iyo Qatar

Muqdisho  – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Boqor Cabdalla binu Al-Xuseen, Boqorka Urdun, iyo Sheekh Tamiim...

NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay horjoogihii ka dambeeyay weerarro ka dhacay Muqdisho

Mogadishu – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibadooda caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan xalay ka fuliyay deegaanka Hantiwadaag, oo hoostaga...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan la Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay

Muqdisho — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga Gaarka ah...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Xubno Al-Shabaab ah Ka Saarey Deegaanada Shabeellaha Hoose

Muqdisho — Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika ee AUSSOM iyo kuwa UPDF, ayaa ka saaray xubno ka mid ahaa...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Cusub ee UNICEF

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNICEF ee Soomaaliya, Marwo Sandra Lattouf.   Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa...

Ciidanka Xooga Soomaaliya oo Daahfuray Hawlgalka Hillaac ee Shabeellaha Hoose

Muqdisho — Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno ka tirsan...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Cambaareyey Diyaarada laga soo celiye hawada Garoowe

Muqdisho —  Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo deegaan ahaan ka soo jeeda Puntland ayaa diyaaradii ay la socdeen lagu soo celiyay magaalada...

NISA oo Howlgal Qorsheysan Ku Dishay Horjooge Sare oo ka Tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho — Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay horjooge sare oo ka tirsanaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Faray Cutubyada Ciidanka Xooga Dalka Ka Qaybgalka Gurmadka Abaaraha

Muqdisho — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa faray dhammaan cutubyada kala duwan ee ciidanka in ay si buuxda...

Guddoomiyaha SoDMA oo Gaaray Magaalada Cadaado & Taageero Gaarsiiyay Deegaanada Abaartu Saameysay

Cadaado, Galgaduud — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehlinayaan Guddiga Abaaraha ee Galmudug, ayaa gaaray magaalada...

WARAR KALE

Somalia, Sweden Co-Chair Meeting on Women’s Empowerment in New York

NEW YORK — Somalia’s Director General at the Ministry of Family and Human Rights Development, Mohamed Bashir Omar Ibrahim, and Sweden’s deputy ambassador to...

Somali Political Group Backs Southwest State as Federal Tensions Escalate

MOGADISHU, Somalia — A Somali political group has declared its support for the Southwest State administration amid escalating tensions with the federal government, calling...

Lafta-Gareen oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed [Sawirro]

BAYDHABO -Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan deg deg ah la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulankan ayaa diiradda lagu...