Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed oo dhagax-dhigay mashruuca deegamaynta Gendereshe
Gendereshe, Shabeellaha Hoose – Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Cabdifataax Sayid Axmed Siidii, oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, xildhibaano iyo mas’uuliyiin...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka badbaaday mooshin xilka looga qaadi lahaa
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka badbaaday mooshin xilka looga qaadi lahaa, kadib markii Golaha Shacabka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dhiirrigelin u sameeyey xulka Soomaaliya ee U-17
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa caawa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah u sameeyey ciyaartoyda xulka...
NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane lala xiriirinayo weerarro bambaano oo Muqdisho ka dhacay
Muqdisho – Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur, oo loo...
Duqa Muqdisho oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Hirshabeelle
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo qaabilay danjiraha cusub ee Midowga Yurub
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, László...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal ka fuliyey deegaanka Goobanle
Goobanle – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ugaarsi iyo burburin ah ka fuliyey deegaanka Goobanle, oo ku yaalla aagga isku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Hirshabeelle
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka...
Cali Guudlaawe oo mar kale loo doortay hoggaamiyaha Hirshabeelle
Jowhar – Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa mar kale loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar, halkaas oo...
Hoggaamiyaha cusub ee Galmudug oo shir amni la yeeshay saraakiisha ciidamada
Dhuusamareeb – Taliyaha Qaybta Guud ee Ciidanka Booliska Galmudug, Gaashaanle Sare Khaliif Cabdulle Maalin, ayaa ka qaybgalay shir looga hadlay xaaladda amniga Galmudug, kaas...















