Ciidamada AUSSOM ee Jowhar oo tababar ku saabsan khataraha walxaha qarxa loo qabtay
Jowhar - Ciidamada AUSSOM ee ku sugan garoonka diyaaradaha Jowhar ee Qaybta 5-aad ayaa dhowaan soo gabagabeeyay tababar wacyigelin ah oo socday saddex maalmood, kaas...
IRC iyo Wasaaradda Caafimaadka oo Muqdisho ku kulmay tayeynta adeegyada caafimaadka
Muqdisho - Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashaneysa hay’adda IRC, ayaa 10-ka Sebtembar 2026 magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka...
Xafiiska Hantidhowrka Guud oo ka qeybgalay aqoon-is-weydaarsi ay ARABOSAI ku qabatay Tunisia
Tunis, Tunisia: Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay aqoon-is-weydaarsi uu Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Sare ee Dalalka Carabta (ARABOSAI) ku qabtay...
Guddoomiyaha Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Hanti-dhowraha Guud
Muqdisho - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa kulan la yeelatay Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka, Mudane Axmed Ciise...
Shirka Heerka Sare ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi oo lagu qabtay magaalada Nairobi
Nairobi, Kenya - Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo lagu...
Dagaalyahanda Fano oo sheegatay inay qabateen in ka badan 150 askari oo Itoobiyaan ah
Amxaarada, Itoobiya - Ciidamada Fano ayaa sheegay inay qabteen in ka badan 150 askari oo ka tirsan Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF), kaddib dagaal...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo bogaadiyey kaalinta Turkiga ee dalka
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qeybgalay furitaanka madal dood-wadaag ah oo...
Xasan Sheekh oo sheegay in Turkigu taageerayo awoodda milateri ee Soomaaliya
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 1-aad...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay weli diyaar u tahay wada-hadalka mucaaradka
MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weli diyaar u ah inay wada-hadal la yeelato mucaaradka si loo xalliyo khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagan...















