RW Ku-xigeenka oo la kulmay hoggaanka bulshada rayidka ah, kana hadlay xoojinta dowladnimada iyo...
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay hoggaanka bulshada rayidka ah, iyagoo ka wada hadlay doorka...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Is-casilay xili rabshadaha Boorama sii socdaan
HARGEISA — Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Axmed Yaasin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa is-casilay kadib rabshado ka dhacay Boorama oo ka dhashay war-saxaafadeedkii uu ku fasaxay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Amiirka Qatar, Sheekh Tamiim Bin Xamad Al...
Dooxa, Qatar – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Dooxa, Amiirka dalka Qatar, Sheekh Tamiim Bin...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Heshiis la Saxiixday Baarlamaanka Caalamiga ah ee Is-cafiska...
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde,...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka Qayb-galay Doha Forum 2025
Doha, Qatar – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qayb galay Shirka Caalamiga...
Fiqi iyo Cali Xoosh oo xariga ka jaray Buundo Al-Shabaab qarax ku burburisay
MUQDISHO — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Maalim Fiqi, iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Yuusuf Cali, ayaa Maanta xarigga ka jaray buundooyinka Sabiid iyo Anole...
Dowladda Federaalka oo ka hadashay rabshadihii Boorama, baaqna u dirtay maamulka iyo shacabka Awdal
MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay walaac xooggan oo ay ka qabto qalalaasihii rabshadaha watay ee ka...
Xiisad Kacsan oo Saaka laga Dareemayo Boorama kaddib 48 Saacadood oo Rabshado ah
BOORAMA — Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ayaa saaka wajahaysa xaalad daganaansho aan cago badan ku taagneyn, kaddib muddo ka badan 48 saacadood...
SoDMA oo Muqdisho ku soo gabagabeeyay tababar ku saabsan Jinsiga
MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa si rasmi ah Muqdisho ugu soo xiray tababar shan maalmood socday oo...
Maxay salka ku haysaa booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Qatar?
DOHA — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Madasha Dooxa...














