Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

ITUC Oo Walaac Ka Muujisay Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

GENEVA, Switzerland — Ururka Caalamiga ah ee Shaqaalaha (ITUC), oo matala in ka badan 200 milyan oo shaqaale adduunka oo dhan, ayaa walaac xooggan...

Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO - Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Turkiga, Ünsal Hayal, waxaana ka mid ahaa Taliyaha Arrimaha Dibadda, Gökhan Demirtola iyo Taliye...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil oo booqasho ku tagay Somaliland,

HARGEYSA, SOOMAALILAND – Sida ay werisay warbaahinta Israa’iil, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil Gideon Saar ayaa booqasho ku tagay Somaliland, taasoo timid ku dhowaad...

Dowladda Itoobiya oo ku eedeysay dalal caalami ah inay caqabad ku yihiin qorsheheeda marin...

ADDIS ABABA, Jan. 6, 2026 – Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay dalal aysan magacaabin inay caqabad ku yihiin dadaalkeeda ay ku doonayso inay hesho...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Gedo

Bardheere, Gedo – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa fuliyay howlgal amni oo si taxaddar leh loo qorsheeyay, kaas oo ka dhacay deegaanka Ceel-Cilaan,...

Taliyaha NISA ee Gedo oo Amray Howlgallo Amni oo Ballaaran

Beledxaawo, Jubbaland — Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ee deegaanada Jubbaland, Cabdirashiid Janan, ayaa  faray ciidamada ammaanka in ay dardar-geliyaan howlgallo amni...

Mareykanka oo Duqeymo Ka Fuliyay Duleedka Boosaaso

Boosaaso, Soomaaliya — Ciidamada Mareykanka ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay duleedka magaalada Boosaaso, iyagoo bartilmaameedsaday kooxaha Dacish, sida ay sheegeen saraakiisha milateriga. Duqeymahan...

War kasoo baxay Shirkii Golaha Wasiirada oo uu shir gudoomiyay Madaxweynaha

MUQDISHO - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee amniga dalka iyo...

Hay’adda SoDMA oo ka warbixsay Abaaraha Dalka Soomaaliya

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hayda’adda SoDMA oo Golaha Wasiirrada Soomaaliya uga warbixiyay Xaaladda Abaareed Ee Dalka.   Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin, ayaa...

Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka oo meel mariyo heshiishyo cusub

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa uga Mahadceliyay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo meel mariyey:   1....

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...