Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer ku tegay fariisimada CXDS ee Beledweyne
Beledweyne – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeer shaqo ku tegay fariisimada ay Ciidanka Xoogga...
Fiqi: Hoggaamiyeyaal sare oo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib
Muqdisho, Jan 3 — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta sheegay in Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay hadalka Trump ugu gefay shacabka Soomaaliyeed
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay hadallo uu jeediyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kuwaas oo Soomaalida ku tilmaamay...
Booliska oo Beeniyey Eedeyn uu Soo Jeediyey Taliyihii Hore ee Dekedda Muqdisho
MUQDISHO — Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa beeniyey eedeyn uu soo jeediyey taliyihii hore ee saldhigga Dekedda Muqdisho, G/sare Axmed Khadar Maxamed Xasan, kaasoo sheegay...
OIC oo Jeddah ku Taageertay Soomaaliya Ka Dib Aqoonsiga Israel ee Somaliland
JEDDAH — Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa kulan degdeg ah ku yeeshay xaruntiisa magaalada Jeddah Jimcaha, si looga hadlo xaaladda Soomaaliya, kaddib markii Israa’iil...
Ciidamada Danab oo Dilay 20 Xubnood oo Al-Shabaab ah Hawlgal Ka Dhacay Buula Fulay
MUQDISHO — Ciidamada gaarka ah ee Danab ayaa xalay fuliyay hawlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Buula Fulay ee gobolka Baay, oo ka mid...
Soomaaliya oo Si Rasmi ah ula wareegtay Madaxtinimada Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
NEW YORK - Soomaaliya ayaa si rasmi ah u la wareegtay madaxtinimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, taasoo calaamad u ah kororka saameynta caalamiga...
Wasaaradda difaaca Soomaaliya oo war kasoo saartey weerarka
MUQDISHO - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada deegaanka, ayaa fashiliyey weerar ay Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Howlgalka difaaca...
SOOMAALIYA HESHIISIIN MA U BAAHANTAHAY?
Aragti Wadajir & Midnimo Bulsho oo muhiim u ah Barnaamijka “Hannaanka Dhab u heshiisiinta Qaran”, waxaa ku madlan Hoggaamiyeyaasha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, cuqaal,...
Soomaaliya oo Shir-gudoominaysa Kulan Gollaha Amaanka oo Looga hadlayo Xukunka Sharciga Caalamiga ah
NEW YORK - Soomaaliya ayaa bishan qaban doonta kulan dood furan ah oo ka dhici doona Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo diiradda...















