Weerar Qaraxyo ku Billowday oo ka Dhacay Wargaadhi, Danab oo Sheegay inay Fashiliyeen
JOWHAR - Ururka Al-Shabaab ayaa saaka weerar qaraxyo ku billowday ka fuliyay deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarka ayaa lagu beegsaday saldhig ay...
Wasaaradda Awqaafta oo amar duldhigtay masaajidda dalka Soomaaliya
MUQDISHO — Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku wajahan dhammaan imaamyada iyo khadiibyada masaajidda dalka, iyada...
Maskaxdii Qaraxyada Al-Shabaab oo lagu dilay Howlgal Qorsheysan
Muqdisho — Saaxiibada caalamka oo kaashanaya Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal bartilmaameed ah oo la fuliyay 10-kii bishii December ka...
Somaliland oo beenisay hadal kasoo yaarey Madaxweyne Xasan Sheekh
HARGEYSA, Soomaaliya — Maamulka Somaliland ayaa Khamiistii si adag u beeniyay eedeymo uu soo jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya oo ku saabsan in Somaliland ay aqbali...
Soomaaliya oo la wareegtay hoggaanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
NEW YORK — Soomaaliya ayaa Khamiistii si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka wareega ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay bisha Janaayo, tallaabo astaan...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan Dhuusamareeb
Dhuusamareeb — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo si diirran...
Ciidamada dowladda oo howlgal ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe
Muqdisho: Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa xalay fuliyay howlgal lagu beegsaday goobo bartilmaameed ahaa oo xoogaga Al-Shabaab ay kaga sugnaayeen deegaanka Jabad-godane...
Ra’iisul Wasaaraha Malaysia oo cambaareeyay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Malaysia Anwar Ibrahim ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Israa’iil ee ku saabsan aqoonsiga gobolka Somaliland, isagoo tallaabadaas ku xiray...
Soomaaliya oo dalal iyo hay’ado caalami ah ku bogaadisay ka hortagga aqoonsiga Israa’iil ee...
MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u mahadcelisay dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee taageeray difaaca madaxbannaanida, midnimada iyo dhuleedkeeda, kaddib markii Israa’iil...
Cirro oo rajo ka muujiyay in Dalal kale dhowaan ictiraafi doonaan Somaliland
HARGEISA, Soomaaliya — Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa sheegay in dalal kale oo badan ay dhowaan ku dhawaaqi doonaan ictiraafka Somaliland, kaddib...















